Guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa goordhow ku dhawaaqay liiska magacyada xildhibaanada barlaamanka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Barlamaanka Jubbaland ayaa ka kooban 75 Xildhibaan, waxaana guddigu ku dhawaaqeen 73 mudane, iyagoo dib nu dhigay magacaabista 2 kursi.
Hadaba halkaan ka aqriso liiska Xildhibaanada cusub Barlamaanka Jubbaland.