Akhriso: Liiska Senatorada Aqalka Sare ee tagaya Dowlad goboleedyada

Wararka Maanta

Guddoonka Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa soo saaray liiska Gudiyada loo saaray khilaafka Dowlad goboleedyada iyo Dowladda Federaalka ah.

Guddiga Galmudug tagaya

  1. Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid (Gudoomiye)
  2. Senator Jawaahir Axmed Cilmi
  3. Senator Yuusuf Geelle Ugaas
  4. Senator Deeqa Xassan Xuseen
  5. Senator Mustaf Maxamed Qodax
  6. Senator Maxamed Amiin Sheekh Cismaan
  7. Senator Cabdullaahi Xaaji Maxamuud Dheere
  8. Senator Abuukar Axmed Xaashi
  9. Senator Cabdiwaaxid Cilmi Cumar

Guddiga Puntland tagaya

  1. Senator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole (Gudoomiye)
  2. Senator Maxamed Cismaan Faarax
  3. Senator Maxamuud Axmed Maxamuud Mashruuc
  4. Senator Siciido Xasan Cismaan
  5. Senator Xuseen Sheekh Maxamuud
  6. Senator Cismaan Axmed Macow
  7. Senator Ilyaas Cali Xasan
  8. Senator Bootaan Barre Samatar
  9. Senator Bilaal Idiris Cabdullaahi

Guddiga Hirshabeelle taga

  1. Senator Maxamed Xuseen Raage (Gudoomiye)
  2. Senator Cabdirisaaq Axmed Cali
  3. Senator Muuse Suudi Yalaxow
  4. Senator Cismaan Maxamuud Maxamed Dufle
  5. Senator Samsam Daahir Maxamuud
  6. Senator Naciimo Ibraahim Yuusuf
  7. Senator Ayuub Ismaaciil Yuusuf
  8. Senator Shukri Aadan Maxamed
  9. Senator Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake

Guddiga Koofurgalbeed tagaya

  1. Senator Cabdullaahi Cali Garuun (Gudoomiye)
  2. Senator Xuseen Xaaji Cali Cabdalla
  3. Senator Samsam Ibraahim Cali
  4. Senator Nuura Faarax Jaamac
  5. Senator Mahdi Daahir Sheekh Nuur
  6. Senator Axmed Macalin Cumar Axmed – Nadiir
  7. Senator Hodan Maxamuud Cismaan
  8. Senator Faadumo Xasan Aadan Gariyow
  9. Senator Cabdi Axmed Dhuxulow
  10. Senator Cabdirsaaq Cismaan Xasan – Jurile

Guddiga Jubbaland tagaya

  1. Senator Axmed Xaashi Maxamuud (Gudoomiye)
  2. Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil – Fartaag
  3. Senator Axmed Cabdixafiid Maxamed – Bulsho
  4. Senator Iftiin Xasan Iimaan – Baasto
  5. Senator Xasan Faarax Xujaale
  6. Senator Muna Cumar Xasan
  7. Senator Muxyadiin Sheekh Cali Jimcaale
  8. Senator Cabdikariin Maxamed Xasan
  9. Senator Aadam Cabdi Aadan
  10. Senator Siciid Cabdi Xuseen