Akhriso: Kuraasta maanta lagu dooranayo Cadaado

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waxaa goor dhow ka bilaabanaysa hoolka doorashada magaalada Cadaado, codbixinta laba kursi oo kala ah :

Kursiga 22-aad Beesha Duduble/Aarsade

waxaana ku tartamaya ilaa shan musharax oo kala ah:

  1. Cabdicaziiz Cilmi Cali
  2. Qaali Axmed Diiriye
  3. Xasan Maxamed Axmed
  4. Nasteexo Cali Rooble
  5. Fahmo Salaad Sheekhdoon

Kursiga 23-aad Beesha Duduble/Maqalsame

Waxaana ku tartamaya musharixiinta kala ah :

  1. Ikraam Aadan Absuge
  2. Ruqiyo Cabdi Barre

Waxaana la filayaa in doorashada maanta uu goobjoog ka noqdaan xubno ka socda beesha Caalamka oo uu horkacayo Ergayga gaarka ee Qaramada midoobay Mr. Keating.

Doorashada ka socota magaalada Cadaado ayaa la filyaa in ay soo gabangabowdo todobaadkan.

 

Comments are closed.