War-Saxaafadeed: Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug
Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa sheegay in Shirka la qaban doono 5ta bisha Agoosto, 2019-ka ayna ka qeyb-galayaan 356 Ergo. Waxaana warsaxaafadeedka Aqrinaya Guddomiyaha Ku-xigenka Guddiga Qaban qaabada Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi waayeel). Video halkaan ka daawo. https://youtu.be/8dHA2cDWjG4 Qoraal halkaan ka Aqriso.
Continue Reading