Safarkii Saciid Deni ee kismaayo oo dib u dhac ku yimid

Diyaaraddii siday Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa goor dhow ka degtay magaalada Garowe, kaddib markii ay ka soo ambabaxday magaalada Boosaaso. Sida wararku sheegayaan diyaaradda ayaa la filayay inay xubno ka mid ah wafdigiisa ka qaado magaalada Garowe, waxaana la filayay inay galabta ka dhoofaan Garowe oo Kismaayo u duulaan. Wararka ayaa sheegaya in […]

Continue Reading

Kulankii wasiirada xukuumada federaalka iyo Saciid Deni oo is faham waa kusoo dhamaaday

Warar laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in natiijo la’aan uu ku soo dhamaaday kulan saacado badan qaatay oo u dhaxeeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni. Wasiiradan oo uu hoggaaminayay Axmed Ciise Cawad ayaa shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Boosaaso, iyagoo u socday sidii loo xalin lahaa khilaafka u […]

Continue Reading

Wasaarada arimaha gudaha oo magacowday gudiga farsamada maamul usamaynta galmudug

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday Xubnaha Guddiga Farsamada ee Maamul Dhisida Galmudug, kuwaasoo howshooda tahay soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug. Xubnaha Guddiga ayaa ka kooban 13 Xubnood, iyadoo ay ku jiraan qaar ka mid ah Wasaaradaha Xukuumadda, la Taliyeyaal, waxaa xubin ka ah Guddigan mid ka mid ah […]

Continue Reading

Gudoomiyihii dagmada Buulo-burte oo xilkii laga qaaday

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay xilkii loogaga qaaday guddoomiyihii degmada Buulo-burte iyo ka qaaday iyo duqii degmadaas. Guddoomiyihii degmada Buulo-Burde C/Casiis C/llaahi Cabdi (Duuroow) iyo duqii degmadaas Maxamed Fiidowe Cawaale ayaa xilalkii ay hayeen laga qaaday iyadoo guddoomiye ku meel gaar ah loogu […]

Continue Reading

Somalia’s President Faarmajo’s linked to the Attempted Assassination of PM Khaire

A faction of Somalia’s intelligence agency, the National Intelligence and Security Agency (NISA) and members of the FGS political establishment, have linked the President of the restive Federal Government of Somalia (FGS) to the attempted assassination of Prime Minister Hassan Khaire in Marka, a budding politician and top contender in upcoming National elections. On Saturday […]

Continue Reading

Wasaarada arimaha gudaha oo soo saartay habraac cusub oo loo marayo doorashada Jubaland

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa soo saartay habraac cusub oo ku saabsan Qorshaha soo Xulista Xubnaha Baarlamaanka 2aad iyo Doorashada Madaxweynaha ee Jubbaland 2019, iyadoo horay u jireen habraacyo ay soo saartay oo aan ka dhaqan gelin Jubbaland. Soo saarista habraacan cusub ayaa ku soo beegmaya xilli ay ka socoto magaalada Kismaayo ee […]

Continue Reading

Wasiirkii amniga Jubaland oo maanta maxkamad lasoo taagay

Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa maanta la soo taagay Maxkamadda Gobolka Banaadir, iyadoo loo heysto eedeymo la xiriira tacadiyo dhanka bani’aadanimada oo ka dhacay Gobolka Gedo sanadkii 2015. C/rashiid Janan iyo Buulle Aadan Maxamed oo aha Taliyihii Ciidamo ka howlgeli jiray Doolow iyo Beledxaawo ayaa labadaba la isla soo taagay Maxkamadda Gobolka […]

Continue Reading

Xisbiga Himilo Qaran oo dacwad ka dhan ah xukuumada u gudbiyay Maxkamada sarre

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta sheegay inay dacwad ka dhan ah Xukuumadda u gudbiyeen Maxkamadda sare ee dalka. Shir jaraa’id oo uu goor dhow xarunta Xisbiga ku qabtay Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Himilo Qaran Senator Ilyaas Cali Xasan ayaa sheegay in gal dacwadeed ka dhan ah Xukuumadda ay […]

Continue Reading