Wasiirka Amniga iyo laamaha amni ee hoos yimaada oo baarlamaanka laga wacay
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa looga yeeray inuu hor-yimaado Baarlamaanka, si wax looga weydiiyo arrimo la xiriira howlaha shaqo ee Wasaaraddiisa. Qoraal ka soo baxay Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka C/kariin Xaaji Buux ayaa laga dalbaday Wasiir Islow Ducaale in maalinta berri oo taariikhdu tahay 26 November inuu Baarlamaanka […]
Continue Reading