Faah-faahinta qarax gaari lagu xiray oo Muqdisho ka dhacay
Faah faahin ayaa ka soo baxaya gaari goor dhoweyd ku qarxay agagaarka Isgoyska mashquulka badan 14 October Ex Zoobe, halkaasoo markii uu qaraxa dhacay lagu kala cararay. Gaariga oo ahaa nuuca loo yaqaano Surf ayaa lagu soo xiray waxyaabaha qarxa, waxaana xilliga gaariga qarxayay uu yaalay afaafka hore ee Hotelka Safaari. Wararka ayaa sheegaya in […]
Continue Reading