MD Farmaajo oo u ambabaxay Adis Ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan Shir Madaxeedka Caadiga ahaa ee Urur Goboleedka IGAD. Madaxda dalalka IGAD ayaa ka arrinsanaya qorshe cusub oo dib u habeyn loogu sameeynayo Urur Goboleedka IGAD, kaas oo ku […]

Continue Reading

Dowladda oo joojisay qorista Shaqaalaha cusub

Warqad ka soo baxday Guddiga Shaqaalaha Rayidka DFS oo lagu socodsiiyay dhammaan hey’addaha dowladda ayaa lagu wargeliyay in aan la qori karin illaa amar dambe shaqaalaha isku bedelka ee ka yimaada Hey’addaha iyo wasaaradaha ee leh qoondo miisaaniyadeed iyo kuwa aanan laheyn intaba. Wasaaradaha iyo Hey’addaha dowladda ayaa lagu wargeliyay in lagu soo wargelin doona […]

Continue Reading

RW Khayre iyo safiirka dowlada maraykanka oo kulan gaara yeeshay

Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Amb, Donald Yamamoto,waxaana kulankooda ay uga hadleen arrimo dhowr ah. Qoraal kooban oo la soo dhigay barta twitter-ka ee Safaarada Mareykanka ee Muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay in labada dhinac ay ka wada […]

Continue Reading

Laamaha amniga Dhuusamareeb oo joojiyay shirarka siyaasadeed ee aan dowladu ogayn

Laamaha Amniga dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ee ka howlgalla Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay soo saareen amaro la xiriira in shirar siyaasadeed lagu qabto Magaalada Dhuusamareeb. Amarada ayaa waxaa lagu sheegay in marnaba shir aysan dowladda Federaalka ogeyn lagu qaban Magaalada Dhuusamareb, iyada oo warqado digniin ah loo geeyey Milkiilayaasha Hoteelada […]

Continue Reading

Jabuuti oo Mashaariic hormarineed ka fulinaysa Koonfur-galbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku Sugan Magaalada Jabuuti ayaa waxaa kulan Muhiim ah laqaatey Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle Kulanka ayaa labada dhinac waxaa a uga wada hadleen arimo Farabadan oo kamid ah sidii Mashaaric Horumarineed Dowladda Jabuuti ay uga  Hir-gelin laheyd Dekada Baraawe Isbitaalka Magaalada Marko ee […]

Continue Reading

Ciidamada Kenya oo la wareegay Amaanka madaxwayne ku xigeenka Jubaland

Sida lagu daabacay Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya Ciidamada Kenya ayaa waxaa la sheegay inay la wareegeen Ammaanka Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo dhawaan loo diiday in uu tago degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo. Sidoo kale Wargeysa waxaa uu shaaciyey in Saraakiil ka tirsan millateriga Kenya […]

Continue Reading

Duqa Muqdisho oo laamaha dowlada hoose faray ka hortaga saamaynta fatahaada

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) oo kormeeray xaafadaha ay sameeyeen roobabkii ka da’ay Caasimadda ayaa faray laamaha Dowladda Hoose iyo waaxyaaha gurmadka degdegga ah in ay u istaagaan ka hortagga dhibaatooyinka binu aadan tinimo ee xilliyada roobabka soo food saara dadka danyarta ah. Guddoomiyaha ayaa kormeeray degmooyinka Boondheere, Shangaani, […]

Continue Reading

Booliska soomaaliland oo xiray 9aal nin oo dalka Imaaraatka u dhashay

Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Soomaaliland ay saaka Xabsiga dhigeen Sagaal Nin oo u dhalatay Wadanka isutaga Imaaraadka carabta,kuwaas oo la sheegay inay ahaayeen ugaarsato. Raggaan ayaa laga qabtay Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargeysa,iyaga oo ku wajahnaa wadanka Imaaraadka,waxaana Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliland ay sheegeen in […]

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo oo xilka qaadis ku sameeyay xeer ilaaliyihii Guud ee qaranka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Garyaqaan Suleymaan Maxamed Maxamuud xilka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JFS, isagoo xil ka qaadis ku sameeyay Xeer Ilaaliyihii Guud ee hore Mudane Axmed Cali Daahir. Magacaabistan ayaa ku timid soojeedintii Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JFS Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, baahida loo qabo in la dardargeliyo hawlaha […]

Continue Reading

Jadwalka doorashada Galmudug oo la soo saaray

Guddiga Farsamada ee Maamul Dhisida Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada maamulkaas, iyadoo wixii hada ka bilowda si toos ah loo guda galay hannaanka dhismaha dowlad goboleedka Galmudug. Jadwalka la soo saaray ayaa lagu sheegay in 29-ka bishan November uu bilaaban doono hannaanka soo xulista Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug, isla markaana 10 bisha December uu […]

Continue Reading