Madaxweyne Farmaajo oo Booqanaya Afgooye
Magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa maanta halkaasi ay ka socda Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. ciidamada Amniga ayaa mid mid u baaraya guryaha, waxayna shacabka ay weydiinayaan aqoonsi iyo cida taqaana. Howlgaladaan ayaa yimid ka dib markii maalmihii lasoo dhaafay Magaalada ay ka dhacaayeen dilal qorsheysan oo loo geystay Askar iyo dad Shacab ah. […]
Continue Reading