Madaxweynaha Koofur Galbeed oo la Caleemasaaray (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb-galay xafladda caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen). Madaxweyne Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee Koonfur Galbeed, isaga oo kula dardaarmay in uu kasoo dhalaalo himilooyinka ay ka sugayaan bulshada Koonfur Galbeed, […]

Continue Reading

Wararkii ugu Dambeeyey Doorashada Puntland

Magaalada Garoowe Caasimadda Maamulka Puntland waa goordhow ka bilaabanaysa doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaasi. ilaa 32 Musharax ayaa u taagan doorashadan, waxaana 21 u tartamayaan kursiga Madaxweynaha 5 sano ee soo socota, sidoo kale 11 Musharax ayaa u taagan Jagada Madaxweyne ku xigeenka. Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa xalay kusoo biirtay tartanka Doorashada Madaxweynaha Puntland, […]

Continue Reading

Gudoomiye Waaxeed lagu dilay Muqdisho

Gudoomiye Waaxeed ka tirsan degmada Warta Nabada ee Gobolka Banaadir ayaa rag hubeysan ku dileen degmadaas. Goobjoogayaal ayaa sheegay in 2 dhalinyaro ah oo ku hubeysan Bastoolado ay toogteen Guddoomiye Waaxeedkii Waaxda Saddexaad ee Degmadaasi oo magaciisa lagu soo koobay Abuukar. Ciidamada ammaanka degmadaasi oo goor dambe gaaray goobta lagu dilay gudoomiye waaxeedkaasi, ayaa waxa […]

Continue Reading

Isku day Afganbi oo ka dhacay dalka Gabon

Milatariga dalka Gabon ayaa maanta qaaday isku day afgambi oo ka dhan ah Madaxweynaha dalkaas. Ciidamada ayaa ku dhaaqaaqeen afgami ,isla markaana ay shaaca ka qaadeen in ay aasaasayaan gole soo celiya rajada,ka dib kolkii ay la wareegeen xarunta Idaacadda Qaranka ee dalkaasi. Rasaas ayaa la sheegayaa in laga maqlaayo magaalada caasimadda ah ee Libreville. Hadal […]

Continue Reading

Xukun dil ah oo lagu fuliyey 2 nin ka tirsanaa Alshabaab (Sawirro)

Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay labo nin oo k atirsanaa Alshabaab,kuwaasi oo horey u dilay nabadoon caan ka ahaa magaalada Muqdisho. Waxaa lagu eedeeyey C/araxmaan Ciise Cali iyo Xasan Cali Xasan in ay horey degmada Wadajir ugu dileen Hilowle Xeefow Xuseen,oo kamid ahaa nabadoona caanka ahaa ee degmadaasi […]

Continue Reading

Musharixiinta buuxiyey shuruudaha Doorashada Madaxweynaha Puntland

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka Maamulka Puntland ayaa soo bandhigay Musharixiinta buuxiyey shuruudaha Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland. Kursiga Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa shuruudda tartanka doorashada buuxiyey 21 Musharax, halka Madaxweyne ku xigeenka Puntland ay isku sharaxeen 11 Musharax. Koontada Guddigga Doorashada ayaa waxaa ku xarootay lacag gaaraysa 530,000 dollar. [ 21×20,000 + […]

Continue Reading

Goormee la caleemasaarayaa Madaxweynaha cusub ee Maamulka Koofur Galbeed?

Madaxweynaha cusub maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed [Lafta-Gareen] ayaa magacaabay guddiga qabanqaabada caleemasaarka Madaxweynaha, gudigan ayaa ka kooban 8 xubnood oo kala ah: Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan [Sate] Xasan Xusseen Maxamed [Eelaay] Aadan Xasan Maxamed [Usaama] Cabdinaasir Cabdi Caruush Ibraahim Aadan Cali [Najax] Xasan Cabdi Maxamed [Ugaas Xasan] Cabdullaahi Aadan Axmed [Black] Ibraahim Cabdulqaadir Maxamed […]

Continue Reading

Bulshada Cadaado oo ku guuleystay Dacyactirka Nalalka Cadceedda ku shaqeeya (Sawirro)

Gudiga Dib u Dayactirka Nalalka Cadceedka ku shaqeeya ee suran laamiga dhexmara magaalada Cadaado ayaa daahfuray dayactirka 40 ka mid ah Baalayaasha Nalalka Cadceeda. Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxmaan Tootoole ayaa daahfuray mashruucan, Gudigan Dayactirka oo ka yimid Bulshada Cadaado ayaa u istaagay dayactirka Nalalkan oo Bataridu ka haleebeen, waxayna muddo wadeen dhaqaale ururin, iyagoo helay […]

Continue Reading