Turkiga oo looga digay ganacsiga dahabka
Xukuumadda Turkiga ayaa wajahaysa cadaadis horleh oo ah inay joojiso dahabka ay ka iibsanayso dalka Venezuela. Ilo wareed ah diblomaasi sare oo reer Galbeed ah ayaa BBC-da u sheegay in Turkiga uu ka mid yahay dalalka walaaca laga qabo in xiriir ganacsi la sameyaan Venezuela. Waxaa uu intaasi ku daray in uu jiro shaki ballaaran […]
Continue Reading