Howlgallo ka socda Boosaaso

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka socdaan Howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Howlgaladaan ayaa yimid ka dib markii amniga Magaalada Boosaaso uu faraha ka baxay, islamarkaana saacaddihii ugu dambeeyay ay ka dhaceern dilal loo geystay Shacab iyo Madaxii Shirkadda DP World ee Boosaaso. Howlgaladan […]

Continue Reading

Kenya oo Markale ku celisay in ay xirayso Xeryaha Dhadhaab

Dowladda Kenya ayaa markale ku dhawaaqay in ay xirayso Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, ka dib markii ay kordheen falal Amnidaradda ee ka dhaca Gudaha dalka Kenya, kuwaasoo ay geystaan dagaalyahanada Al-Shabaab. Hay’addaha Ammaanka dalka Kenya ayaa sheegay in tilaabaddaan ay timid ka dib markii dadkii dhawaan weeraray Hoteelka Dusit 2 ee Magaalada Nairobi […]

Continue Reading

Ninkii Dilay Maamulihii Dekeda Bosaso oo Geeriyooday

Waxaa caawa cusbitaalka magaalada Bosaso ku geeriyooday ninkii saakaa subaxii hore toogashada ku dilay maamulihii dekeda Bosaso ee shirkadda P&O Port ee dalkaasi Imaraadka Carabta Paol Farmosa. Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Cabdullaahi Maxamed Ibraahim, da’ahaana lagu qiyaasay 20 jir ayaa la dhigay qaybta xaalada deg dega ah ee cusbitaalka Bosaso, iyadoo qaliin lagaga sameeyay […]

Continue Reading

Faa Faahin: Duqeymo Xoogan oo xalay ka dhacey deegaano katirsan Jubaland.

Wararka ka imaanaya gobolada jabooyinka ayaa sheegaya in habeenkii xaley ahaa ay weero xoogan oo dhanka circa ah kadhaceen magaalooyinka kala ah Jilib, Jamaame iyo Bu’aale ee gobolada Jubada hoose iyo Jubada dhexe ka tirsan. Wararka ayaa sheegaya in weeraradaan ay daqiiqdo uun u dhaxeeyeen, goobjoogayaal kusugan Degmada Jamaame ayaa xaqiijinaya in weerarka ku bilowdey […]

Continue Reading

Al-shabaab oo Sheegtay Dilkii Madaxii DP World ee Puntland

Ururka Al Shabaab ayaa war kasoo saaray dil ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, waxaana Al SHabaab ay shaaciyeen in guutada ay ugu magacdareen Iqtiyaalaatka ay ka dambeeyeen dilka ka dhacay magaalada Boosaaso. Afhayeenka Al Shabaab ee dhanka Howlgalada Abuu Muscab ayaa sheegay in howlgal qorsheysan ay ku dileen Paul anthony Fermosa oo ahaa agaasimaha shirkadda […]

Continue Reading

Xiisad Siyaasadeed oo ka taagan Hirshabeelle

Kulamo kala duwan oo looga soo horjeedo Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka socda Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeelle. Qaar ka mid ah Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in Madaxda sare ee maamulka Hirshabeelle ay sameeyeen Musuq maasuq baahsan, islamarkaana waddo qaldan ay mariyeen Mushaaraadkii loogu tala galay. Qaar ka mid ah […]

Continue Reading

Madaxii Shirkadda DP World ee Boosaaso oo la toogtay

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa goor dhow lagu toogtay Madaxii Shirkadda DP World ee qeybta Puntland, taasoo ku howlaneyd dhismaha dekedda Magalada Boosaaso. Sidda ay xaqiijiyeen Saraakiisha Ammaanka ninka la toogtay ayaa Mas’uul ka ahaa Shirkladda PD World iyo P&O, waxaana lagu Magacaabi jiray Paul Anthony Fermosa. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan […]

Continue Reading

Muqdisho: Amar lagu soo rogay Wadayaasha Mootada loo yaqaan Fekon

Ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay bilaabay howlgal Ballaaran oo Magaalada Muqdisho looga aruurinaayay Mootooyinka ay waddaan dhalinyaradda ee lagu Magacaabo Fekon. Saldhigyadda degmooyinka ayaa lagu soo aruuriyay boqolaal ka mid ah Mootada labadda Lugood leh. Gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa faahfaahin ka bixiyay sababta […]

Continue Reading

Dareen ka dhashay Sawirka Rag u eg Madaxwaynayaal Caan ah

Labadan nin lagama garanayo madaxweyenaha Philiphine,Rodrigo Duterte iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un, aad ayay ugu egyihiin muqaal ahaan iyo socodba, waxaa lagu arkay labadan nin waddooyinka magaalada Hong Kong ee dalka Shiinaha iyagoo sawirro isla galaya oo wada fadhiyo maqaaxi ku taalla halkaasi. Dadkii ku dhawaa labadan nin ayaa sheegay inay iska dhigayeen labada […]

Continue Reading