Sawiro:-Shirweynaha Madaxda Dowladaha Afrika Oo Maanta La Soo Geba-Gabeynayo

Kulan-madaxeedka Dowladaha xubnaha ka ah Ururka Midowga Afrika (AU)-da ayaa la filayaa in maanta lagu so ogebagebeeyo Xarunta Dhexe ee Ururkaasi oo ku taalla caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba. Furitaankii shalay ee Kulankaasi waxaa Madaxweynaha dalka Masar, C/Fataax Al-siisii loo doortay Hoggaaminta Sannadlaha ee Ururkaasi, isagoo xilkaasi kala wareegay dhigiisa dalka Ruwanda, Paul Kigambe. […]

Continue Reading

Madaxa Gabdhaha K/Cagta Somalia Oo Sheegtay Inay Khatar Ku Jirto Nolosheedu

Shayma Maxamed oo ah Madaxa Ciyaartoyda Haweenka ee K/Cagta Somalia ayaa hadalkaasi ku sheegtay Wareysi sy siisay Shabakadda Wararka ee Tuko.com ee laga leeyahay dalka Kenya, waxayna xustay inay hanjabadaasi ka dambeysay, kadib, markii ay Xiriirka K/Cagta Adduunka ee FIFA u gudbisay Cabasho ka dhan ah Xiriirka K/Cagta ee Somalia. Waxay sheegtay in hanjabaadyo loo […]

Continue Reading

Wasiirka Arimaha gudaha Hirshabeelle oo Mashaariic ka dhagax dhigay Buulaburde

Wafdi uu hogaamnaayo wasiirka arimaha gudaha ee dowlad goboleedka Hirshabelle oo ay ka mid ahaayeen wasiirada howlaha guud iyo dib u dhiska, wasiirka isboortiska iyo dhalinyarada, xoghayaha joogtada ah ee wasaarada arimaha gudaha ee dowlada federaalka soomaliya iyo xilibaano dowladda federalka iyo kuwa Hirshabelle ka tirsan ayaa shalay gaaray degmada Buloburde si ay u dhagax […]

Continue Reading

MD Saciid Deni oo magacaabay Wasiiro Cusub (Aqri Liiska)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa goordhow Magaacabay Golihiisa Wasiirada Cusub, Golahan ayaa u badan wajiyo cusub, waxaa aad u yar tirada Haweenka laga siiyey Golahan, Horey ayaa Haweenka Puntland hal xildhibaan ka heleen 66 xildhibaan ee uu ka kooban yahay Barlamaanka Puntland. hadaba halkaan ka aqriso Liiska Golaha Wasiirada cusub. […]

Continue Reading

Kheyraadka dalkeena sidee baan u kala dooranaa ?

Soomaaliya waa dal ilaahay dhexdhigay kheyraadka aduunyadu ku faanto intiisa badan sida Beeraha, xoolaha la dhaqdo, kaluunka, xeebaha dalxiiska, waxa la yiraahdo logistic strategic, kheyraadka dhulka hoostiisa kujiro, iyo qeybo kale oo badan sida cimilada dhexdhexaadka ah ee ilaahay nagu galaday kuna wanaagsan dalxiiska iyo nasashada. Inta badan kheyraadka ilaahay na milkiyey qeybkastoo ka mid […]

Continue Reading

Shir Madaxeedka dalalka Afrika oo maanta ka furmaya Addis Ababa

Shir Madaxeedka dalalka Qaaradda Afrika ayaa maanta ka furmaya Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Shirka Madaxeedka Midowga Afrika ayaa sannadkan lagu lafo-gurayaa sidii xal waara loogu heli lahaa dhibaatada qaxootiga iyo barakacaayasha Qaaradda Afrika, iyo sidii gacan looga geysan lahaa wax ka qabashada dhibaatooyinka nololeed ee ku xeeran. Madaxweyne Farmaajo oo shirka ka […]

Continue Reading

Farmaajo oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa shir-doceed kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Antonio Guiteres, waxayna ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay. Kulankan waxaa Madaxweynaha ku wehliyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Axmed Ciise Cawad, Danjiraha […]

Continue Reading

Ciidanka Badda oo maanta dabaal degaya Sanad guurada 54-aad

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Daahir aadan Cilmi Indhaqarhse  ayaa u hambalyeyey  Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha  ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo dabaal degaya Sanad guurada 54-aad ee ka soo wareegatay markii la aas-aasay ciidankaasi oo ah  10-02-1965-kii. “Waxaan u Hambalyeynayaa  Admiraalada, Saraakiisha, Saraakiil xigeennada, dableyda, Alifleyda Ciidanka Badda iyo difaaca Xeebaha Soomaaliyeed […]

Continue Reading

Faa faahin: Nabadoon Caan ah oo xalay lagu dilay Gaalkacyo

Ciidanka Ammaanka maamulka Puntland ayaa howlgallo ka wadda Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo, waxaana howlgalkaan lagu baadigoobaya Kooxo hubeysan oo xalay Magaalada Gaalkacyo ku dilay Nabaddoon si weyn looga yaqaanay gobolka Mudug. Howlgaladan oo ay sameynayaan Ciidanka Amaanka ee Maamulka Puntland ayaa waxa ay ka socdaan xaafadaha ay ka kooban tahay Gaalkacyo qeybta Puntland. Ciidanka ayaa guri […]

Continue Reading

Casho Sharaf loo sameeyay madaxda ka soo qayb gashay Shir Madaxeedka Afrika (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa ka qayb galay casho uu Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Axmed u fidiyay madaxdii ka soo qayb gashay Shir Madaxeedka Midowga Afrika ee ka furmaya Addis Ababa. Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo barri furmaya ayaa sannadkan lagu lafo-gurayaa sidii xal waara loogu heli lahaa dhibaatada […]

Continue Reading