Shabaab oo soo bandhigay gaari Tikniko oo Millitariga ka qabsadeen
Al Shabaab ayaa Warbaahintooda ku soo bandhigay gaari nooca dagaalka oo ay sheegeen inay ka qabsadeen Ciidamada Militariga Dowladda Federalka Somaliya. Dagaal ka dhacay deegaanka Jaziira ee duleedka dhanka Koonfureed Magaalada Muqdisho ayeey sheegteen Shabaab inay kula wareegeen gaarigaan. Baabuurka Shabaab ay soo bandhigeen ayaa waxaa ku xirnaa qoriga wayn ee dagaalka ee loo yaqaan […]
Continue Reading