Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ku qaaden Xerada Ciidamada Balli-doogle ee Gobolka Shabellaha hoose inay ku dileen saddex askari oo Ciidamada Mareykanka ka tirsan. Saldhiga Garoonka Diyaaradaha Balli-doogle ee Gobolka Shabellaha hoose, waxaa ku sugan Ciidamada Mareykanka ee Somaliya ka hawlgala, kuwaasi oo Saldhig wayn halkaasi ku leh. Al Shabaab waxa ay […]

Continue Reading

Marwada 1-aad ee Dalka oo la kulantay Amiiradda dalka Qatar (Sawirro)

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macalin oo booqasho rasmi ah ku joogta dalka Qatar ayaa la kulantay Madaxa Maamulka Guud ee Hay’adda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Horumarinta Bulshada Al-amiirah Moosa Bintu Naasir. Labada Marwo ayaa ka wada hadlay horumarinta iyo hannaanka bixinta adeegyada asaasiga ah, gaar ahaan adeegyada waxbarashada, caafimaadka hooyada iyo dhallaanka. Marwo […]

Continue Reading

Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha cusub ee India iyo Nigeria

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha cusub ee dalalka India iyo Nigeria ee Soomaaliya. Danjiraha dalka India Mudane Rahul Chabbra oo Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Ra’iisal Wasaaraha India Mudane Narendra Modi ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyay soo dhaweynta diirran iyo […]

Continue Reading

Maxaabiis ku xiran Iiraan oo Maanta la soo daynayo

Magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in ay manta ka soo laabtaan maxaabiis Soomaali ah kuwaas oo ku xirnaa xabsiyo ku yaal dalka Iiraan kadib wadahadal dhex maray dowladda Soomaaliya iyo dowladda Iiraan sida ay sheegeen masuuliyiin u hadlay Soomaaliya. Maxaabiistaan ayaa lagu wadaa in ay manta kasoo degaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,waxaana […]

Continue Reading

Xaaf oo Safar Deg Deg ah ugu ambabaxay Nairobi

Madaxweynaha Galmudugta Dhuusamreeb Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho xili uu saakay safar uga soo baxay Magaalada Gaalkacyo Xaaf oo dhowr saacadood ku sugnaa Muqdisho ayaa goordhow u duulay magaalada Nairobi caasimadda Kenya. Xaaf ayaa la filayaa inuu Nairobi kula kulmo Siyaasiyiin kasoo jeeda Galmudug oo isku dayaya dhexdhexaadinta Xaaf iyo Dowladda […]

Continue Reading

Akhri magaca Mid Kamid ah Wasiiradda Cususb ee K/galbeed oo iscasilay

Mid ka mid ah wasiirradii uu magacaabay madaxweynaha Koonfur-galbeed C/casiis Lafta-gareen ayaa ku dhawaaqay inuu xilkii iska casilay, kaddib markii uu sheegay in xilkaas uu ku qanci waayay. C/salaan C/llaahi Yalaxoow (Catoosh) oo loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaarada gaadiidka cirka iyo dhulka, isla markaana ah xildibaan ka tirsan baarlamaanka Koonfur-galbeed ayaa  noqday mas’uulkii ugu horreeyay […]

Continue Reading

Madaxwaynaha Uganda oo ku wajahan Muqdisho

Sida ay baahisay Madaxtooyadda dalka Uganda waxaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho uu yimaado Madaxweynaha dalkaasi Uganda. Yuweri Musavani Madaxweynaha dalka Uganda ayaa imaanshihiisa Magaalada Muqdisho lagu sheegay inuu casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Labada Madaxweyne ayaa isku arkay kulankii Midowga Afrika ee Magaalada Addis Ababa halkaasi oo Madaxweynaha Uganda […]

Continue Reading

RW Khayre oo Tababar U soo Xiray Ciidamo Loo Diyaariyay Sugidda Amniga Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Xasan Cali Khayre, ayaa munaasabad maanta lagu qabtay xarunta tababarka ciidanka booliiska ee General Kaahiye waxa uu tababar ugu soo xiray 1,400 ciidamo booliis ah oo kamid ah 3,000 oo askari oo loogu tala galay fulinta qorshaha sugidda amniga caasimadda dalka. Ciidamada tababarka loo soo xiray oo laga […]

Continue Reading

Trump oo ugu baaqay Ilhan Omar in ay Iscasisho.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa kubiiray weerarka afka ah ee Lagu haayo Gabadhaan Somaliyeed ee katirsan Baarlamaanka Maraykanka (Congress). Waxay ay baahisay Qoraal ay yuhuudda ku dhaliishay iyadoo wax ka sheegatay. Arintaas ayaa Cara galisay Dad badanoo yuhuud ah.Trump ayaa sheegay in uu kula talinayo Ilhan in ay iscasisho, Ama ay iska Casisho xubinnimada Gudiga […]

Continue Reading