Saraakiisha xoogga oo sheegay inay howlgal ku dileen Sarkaal ka tirsan Shabaabq

Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la soo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Bakool oo ay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Saraakiisha hoggaamineysa howlgalkaas ayaa waxa ay sheegeen in uu ahaa mid amni xaqiijin ah,isla markaana ay ku dileen sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab waa sida ay […]

Continue Reading

Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Qoryooleey & dagaal ka dhacay

Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in xalay dagaal culus degmadaasi uu ka dhacay kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Uruka Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay Al-Shabaab weerareen saldhigyada ay Cidamada Dowladda ku leeyihiin degmadaas,waxaana dad ku sugan degmada Qorooley ay sheegeen in dagaal […]

Continue Reading

Puntland oo fulisay Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab

Ciidamada amniga dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa howlgal ka dhan ah Al-shabaab ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Buuraha Cal Madow ee maamulkaasi. Puntland ayaa sheegtay in howlgalkaasi ay uga hortageen weerar kaga yimid dhinca Al-shabaab ee ku sugan Buuraha Cal Madow gaar ahaan Buuraleyda  Warbad iyo Gebidheer,isla markaana ay fashiliyeen weeraradaasi. Sidoo kale […]

Continue Reading

Fasiraad ku aadan waxa salka ay ku heyso xiisadda diblomaasiyadeed ee Kenya iyo Soomaaliya

Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa cirka isku shareertay, kadib markii dowladda Kenya ay Soomaaliya ku eedeesay in London ay ku “xaraashtay” ceelal shidaal oo ku yaala xuduuda lagu muransanyahay. Dowladda Soomaaliya ay dhawaan magaalada London ee dalka Ingiriiska kusoo bandhigtay maclumaad la xiriira “sahmin shidaal” oo ay sheegtay in laga […]

Continue Reading

Xafladdii Abaalmarinta Somali Youth Award (Sawirro)

Somali Youth Award ayaa xalay magaalada Muqdisho ku qabatay abaalmarinta haldoorka Dhalinyarada Soomaaliyeed, waxaana Abaalmarintaan oo sanad walba la qabto lagu maamuusaa dhalinyarada hormuudka u ah horumarinta dalka. Abaalmarintii xalay waxaa ku guuleystay taran mudda 5 billood ah socday: The best youth organisations Awards – Madashada Nabadda iyo Isdhexgalka Mudugthe Community service Award – Ahmaad […]

Continue Reading

Faa faahin: Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo socda Sh Hoose

Ciidamada xoogga dalka ayaa saakay waxaa ay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab waxaa ay ka wadaan duleedka degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose. Howgalkan ayaa ka danbeeyay kadib markii weerar uu ka dhacay deegaanka Tixsiile ee Gobalka Shabeelaha Hoose. Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga iyo kan maamulka gobalka Shabeelaha hoose ayaa sheegay in howlgalka ay […]

Continue Reading

(Sawirro) Maxaa looga hadlay Kulan Dhexmaray Wasiir Cawad iyo Dhigiisa Sweden

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay Magaalada Stockholm dhiggiisa Sweden Marwo Margot Wallström, isagoo la yeeshay wadahadal ku qotoma qaabka lagu xoojin lahaa xiriirka Soomaaliya iyo Sweden iyo arrimaha gobolka. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga iyo Marwo Margot Wallström waxa ay tilmaameen […]

Continue Reading

Meydadka Al-Shabaabkii Weeraray Hotelka Dusit D2 Oo Loo Qaaday Mareykanka

Saraakii ka socotay Hay’adda Dembi-baarista Boliska Maraykanka ee FBI-da ayaa la sheegay inay qaateen Haraagga maydadkii 6-dii Dagaalame ee bartamihii bishii hore weerartay Hotelka Dusit D2 ee magaalladda Nairobi, sida laga soo xigtay Sarkaal ka tirsan Boliska Kenya. Sarkaalkaasi oo magaciisa qariyey ayaa u sheegay Wargeysja The Nairobian in maydadka 5 Dagalaame iyo haraagga mid […]

Continue Reading

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan soo dhisay  Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo sabdi ah lagu wadaa in la horgeyo, golaha wakiilada dowladda Puntland, si ay xasaanadda u siiyaan. Mudanayaasha golaha wakiilada, ayaa  wadar ahaan  codka kalsoonida ugu qaadaya xukuumadda cusub, kadib markii la hor geeyo, si ay u ansixiyaan ama […]

Continue Reading