Madaxweyne Farmaajo oo booqasho shaqo ugu ambabaxay dalka Burundi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Burundi, kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaas. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha dalka Burundi Mudane Pierre Nkurunziza ayaa ka wada hadli doona xoojinta iyo horumarinta xiriirka labada dowladood iyo sare u qaadidda iskaashiga dhinaca nabadgelyada. Burundi […]

Continue Reading

Ganacsatada qaadka Kenya oo ku hanjabay joojinta jaadka ay keeneen Soomaaliya

Khilaafka diblumaasiyadeed ee u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa u muuqda mid saameyn weyn ku yeelan kara Ganacsiga ka dhaxeeya labada dowladood,waxaana Ganacsatada qaadka dalka Kenya ay ku hanjabeen inay joojinayaan jaadka(Qaadka)  ay keenaan Soomaaliya Kimathi Munjuri oo ah Afhayeenka Ganacsatada qaadka ee dalka Kenya ayaa sheegay inay  joojin doonaan qaadka ay keenaan Soomaaliya […]

Continue Reading

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay dhoofinta Xoolaha

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ku sugan dalka Sacuudiga ayaa kulan waxa uu la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan dalkaasi,iyaga oo ka wada hadlay dhoofinta Xoolaha loo iibgeeyo Sacuudiga ee laga qaado Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa uu dhexmaray Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka,Wasiirka Maaliyadda Cabdiramaan Ducaale Beyle,Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya iyo Wasiirka Deegaanka, […]

Continue Reading

Xildhibaano ku kala qeybsamay jawaabtii dowladda ka bixisay Go’aanii Kenya

Dhawaan dowladda Kenya ayaa dowladda Federaalka u jartay xiriirkii diblumaasiyadeed ee kala dhaxeeyay,iyada oo u yeertay safiirkeedii ka joogay Muqdisho sidoo kalena dalkeeda kasoo erisay safiirkii Soomaaliya u joogay halkaas taas oo abuurtay khilaaf xoogan,hayeeshee dowladda Soomaaliya ay xalay jawaab ka bixisay. Bulshada Soomaaliyeed,Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Go’aanka Kenya ay […]

Continue Reading

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Koox Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa xalay dalkaasi waxa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Soomaalida ku ganacsata dalkaas. Muwaadinka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Yuusuf Maxamed Ibraahim,waxaana la sheegay in kooxda Burcada ah ay ugu tageen Hoygiisa,islamarkaana ay ku toogteen. Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in dilka […]

Continue Reading

Alshabaab oo Duqeeyey Saldhigga Ciidanka Jabuuti ee Jalalaqsi

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar Madaafiic ah ku qaaday Saldhigga Ciidamada Jabuuti, iyadoo Jabuutiyaankana ay dhankooda Madaafiic kale ku jawaabeen. Al-Shabaab ayaa sheegtay in duqeynta ay ku dileen shan askari Jabuutiyaan ah, halka 12 kalena ku dhaawaceen, inkastoo aanay jirin warar xaqiijinaya sheegashada Al-Shabaab. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa howlgalo ka sameeyay duleedka […]

Continue Reading

3 Shuruud oo Kenya ku xirtay Xalinta Khilaafka Soomaaliya

SADDEX SHURUUD OO KENYA KU XIRTAY XALLINTA KHILAAFKA SOOMAALIYA. Kenya ayaa markale soo bandhigtay saddex shuruud oo ay ku xirtay xalka khilaafka diblomaasiyadeed ee ka dhex oogmay Nairobi iyo Muqdisho. Dawladda Kenya waxay rabtaa:- 1) Waa inay Soomaaliya dib uga noqotaa khariidada badda ee lagu soo bandhigay shirkii London ee 7da Febraayo. Kenya ayaa aaminsan […]

Continue Reading

Dowladda Soomaaliya oo Jawaab ka bixisay hadalkii Kenya

WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ka jawaabeysa war-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kenya 16kii Febraayo 2019, waxay caddeyneysaa: 1- Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay shacabka Soomaaliyeed u xaqiijineysaa in ay u taagan tahay ilaalinta madaxbannaanida, qarannimada, midnimada iyo wadajirka dhuleed iyo badeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. 2- Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xun tahay warsaxaafadeedka […]

Continue Reading

Kulan deg deg ah oo ka socda Madaxtooyada Soomaaliya (Akhriso U jeedka)

Xarunta Madaxtooyada dalka looga arrimiyo ee Villa Soomaaliya waxaa haatan ka socda kulan deg deg ah oo looga hadlayo xiisada siyaasadeed ee soo kala dhex gashay dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Kulanka ayaa waxaa Warar aan heleyno ay sheegeen inay ka qeyb galayaan la-taliyeyaasha Madaxweynaha,Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad,Safarkii Soomaaliya u fadhiyay Kenya Amb. […]

Continue Reading