Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Ra’iisulwasaare Cusub

Wararka Maanta

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa magacaabay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya.

Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya waxa uu u magacaabay Xasan Cali Kheyre, oo u dhashay beesha Murusade.

FB_IMG_1487825250764

Xassan Cali Khayre waa Nin dhalinyara ah waxa uu ku noolaa dalka Norway waxa uuna waxa uu Madax Ka ahaa Hayadda NRC ee laga leryahay Norway.Hadda waxa uu deganaa dalka Ingiriiska waxa uuna Madax Ka ahaa Some oil and Gas.