Gudiga doorashooyinka dadban ee galmudug oo soo saaray liiska magacyada musharixiinta iyo beelaha kuraastooda bari loo tartamayo

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Gudiga doorashooyinka dad ban ee dowlad goboleedka galmudug ayaa caawa shaaciyay kuraasta aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka ee barito doorashadoodu dhaceyso waxaana ay soosaareey liiska kuraasta barito lootartamayo afahayeenka gudiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka galmudug ayaa oo saxaafada lahadlay ayaa sheegay in doorashada kuraastaan ay dhaceyso barito saacadu marekeytahay 9;00 Am (Sadex saac oo subaxnimo).

kuraastaan loo tar tamayo maalinka bari ah ayaa waxaa kamida 5kursi oo beesha murusade ay leeyihiin kuwaas oo kursi kamida maalmahaan uu kataagnaa buuq farabadan

Halkaan Hoose Ka aqriso magacyafa musharixiinta iyo beelahooda

dsc01400 dsc01403

Comments are closed.