Diyaaradii laga afduubay Liibiya oo laga dajiyay Malta (Sawirro)

Wararka Dibadda Wararka Maanta

Diyaarad rakaab oo laga leehay dalka Liibiya oo ay saaranyihiin 118 qof ayaa la afduubay waxaana lagu khasbay inay ka dagto jasiiradda Malta, sida ay xaqiijisay shirkadda diyaaradaha Afrqiyah.

Mas’uuliyiinta dalka Liibiya ayaa xaqiijiyay in la afduubay diyaaradda iyadoo ku guda jirtay duulimaad gudaha dalka ah, Waxaa hadda ku hareereysan ciidammo. Waxaa sidoo kale garoonka ku sugan oo heegan sare ku jira shaqalaaaha gurmadka deg degga ah.
Waxay u muuqataa in aan wax xiriir ah lala sameynin kuwa afduubay diyaaradaasi oo la sheegay inay wataan bambaanooyinka gacanta laga tuuro.
Garoonka Malta ayaa qayb ahaan la xiray iyadoo duulimaadyada qaar loo weeciyay jasiiradda Taliyaaniga ku taallla ee Sicily.
3b97e61900000578-4061374-a_libyan_passenger_plane_has_been_hijacked_by_two_pro_gaddafi_su-m-20_1482491963575 3b97f2db00000578-4061374-image-a-25_1482492814331 3b97f8da00000578-4061374-image-a-26_1482492883370 3b97facf00000578-4061374-image-m-41_1482493857797 3b989a6d00000578-4061374-image-a-65_1482504901060 3b9857b100000578-4061374-image-a-50_1482497888498 3b98563000000578-4061374-a_photograph_said_to_have_been_taken_onboard_the_plane_appears_t-m-49_1482497722805