Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug muadane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta u kicitimay Magaalada Muqdisho Caasimada dalka .
Madaxweynaha ayaa garoonka waxaa ku siisagootiyay madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xashi Cabdi qaar kamid ah Golaha wasiirada.
Safarka maanta madaxweynuhu kugarayo xamar ayaa waxaa ku wehliyaya wasiirka Amniga gudaha Cismaan ciiae taar, wasiirka Madaxtooyada Galmudug Xuseen iidow ,Gudoomiye kuxugeen labaad ee baarlamaanka Galmudug iyo Gen Cabdi qeydiid.
Wafdiga madaxweynaha ayaa lagu wadaa in ay lakulmaan Safiirka Dowlada iyo Taliyasha ciidamada mareykan ee ku sugan magaalada muqdisho, wada hadaladaan ayaa salka ku haya dhacdadii dhawaan mareeykanku ku dileen ciida dowlada Galmudug arintaas oo aad shacbiga soomaliyeed aad uga xumaadeen .
Comments are closed.