Shirkii MD Farmaajo ugu yeeray Madaxda Galmudug oo baaqday
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 22-kii bishan war saxaafadeed Madaxtooyada ka soo baxay lagu shaaciyay shir degdeg ah oo la isugu yeeray Madaxda is khilaafka ee Galmudug, si loo dhex dhexaadiyo, loona xaliyo khilaafka ka dhex taagan. Shirkan oo lagu waday inuu maanta oo taariikhda tahay 24 September ka dhaco Madaxtooyada Villa Somalia ayaa […]
Continue Reading