War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa lagu sheegay in ay garabka Cadaado ay aqbaleen shirkii Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay Madaxda Galmudug.
Sidoo kale Warsaxaafadeed ayey eedeyn kulul ugu jeediyeen Madaxweyne Xaaf , oo ay ku eedeeyeen inuu dhibaatada Galmudug sal u yahay.
halkaan ka aqriso warsaxaafadeedka.