Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa ka jawaabay warsaxaafadeed dhaawaan ka soo baxay Golaha iskaashiga Dowlad goboleedyada, isagoo ku tilmaamay marin habaabin waxa ay isku hayaan Madaxda Galmudug.
Maxamed Xaashi ayaa jawaabtiisa ku cadeeyey waxa salka u ah khilaafka Madaxda Galmudug. halkaan hoose ka aqriso