Dhalinyarada Qaranka oo u Xog-Waramay Dhalinyarada Galmudug (Sawirro)

kulan xog-waran oo dhalinyarada Qaranku xalay la yeesheen dhalinyarada Galmudug ayaa ka dhacay Hotel Central Magaalada Cadaado. Kullanka ayaa Hoggaanka Golaha Dhalinyarada Qaranku waxa ay u xog warameen dhalinyaradii kasoo qeybgashay fadhiga. Sidoo kale Dhalinyarada Galmudug ayaa su’aalo weydiiyey Madaxda Dhalinayarada Qaranka, waxaana labada dhinac is dhaafsadeen xogo muhiim ah . Dhalinyarada ka qeybgashay kulankan […]

Continue Reading

Wafdiga Dhalinyarada Qaranka oo Cadaado lagu soo dhaweyey (Daawo)

Wafdi ka socday Golaha Dhalinyarada Qaranka ayaa galabta lagu soo dhaweeyey magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug. Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayey Gudoomiyaha Golaha Dhalinyarada Qaranka Mudane Cabdixaafid Xuseen, wafdigan ayaa safarka dhulka ah uga yimid magaaalada Galkacyo, duleedka Cadaado waxaa kusoo dhaweyey Gudoomiyaha Dalladda dhalinyarada Galmudug GYAN Axmed Maxamed Cumar iyo dhalinyaro farabadan. Masuuliyiintan ayaa muddo […]

Continue Reading

Olole Nafaadeed oo laga sameeyey Gudaha Cadaado (Sawirro)

Olole nadaafadeed ayaa maanta laga sameeyey gudaha Magaalada Cadaado, gaar ahaa goobaha biya mareenada ah, Ololahaan ayaa waxaa soo abaabulay ururka Dhalinyarada DHISO DALKAAGA, waxaana ka qeyb galay Wasiir, xildhibaano, Maamulka degmada Cadaado, Madaxda Ururada Bulshada iyo dhalinyaro. Dhulkii loogu talagalay in ay maraan biyaha roobku ayaa inta badan waxaa laga dhistay dhismooyin sharci darro […]

Continue Reading

Cabdikariin Qalbidhagax oo Booqan doona Galmudug

Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax oo dhawaan laga soo daayey xabsiga itoobiya ayaa maalmahan ku sugnaa Magaalada Hargeysa caasimadda Somaliland, Cabdikariin ayaa maanta gaaray Magaalada Boosaaso Xarunta gobolka Bari halkaas oo si aad ah loogu soo dhaweeyey. Qalbidhagax ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya saraakiil sare oo ka tirsan Jabhadda ONLF, waxaana safar dhulka ku mari doonaan […]

Continue Reading

Wariye M. C/wali Toxow oo Muddo Todobaad ah ku xiran Dusmareeb

Waxaa Muddo Todobaad  ah ku xiran xabsiga ciidanka Ahlu sunna ee magaalada Dusmareeb caasimadda Galmudug Wariye Maxamed Cabdi wali Tooxow oo u shaqeynayayey Universal TV iyo Radio Kulmiye. Maxamed ayaanan wali lasoo taagin Maxkamad, waxaana suxufiyiin ku booqday xabsiga inoo sheegeen in uu caafimaad qabo, Ciidanka Ahlu Sunna ee gacanta ku haya Dusmareeb ayaa ku […]

Continue Reading

Guddigii Aqalka sare u diray Galmudug oo maanta wareejiyay Xogtii ay soo uruuriyeen

Guddoonka Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay waxay xogtii ay Maamul Gobolleedyada ka soo uruuriyeen kala wareegayeen Guddiyadii Golaha Aqalka sare ka socday ee dhowaan tagay magaalooyinka Garowe,Baydhabo,Kismaayo iyo magaalada Dhuusa-mareeb. Xubnihii Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee tagay Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shalay wareejiyay xogtii ay […]

Continue Reading