Nin 4 ruux ku dilay Magaalada Washington ee Dalka Maraykanka (Sawirro)

Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay dad ka dukaameysanayey suuq ku yaalla magaalada Washington ee dalka Mareykanka, isaga oo halkaasi ku dilay Afar qof, mid kalena ku dhaawacay sida ay sheegeen maamulka magaaladaasi. Goobta uu weerarkaan ka dhacay ayaa lagu magacaa Cascade Mall ee xaafadda Burling Town ee Washington. Sarkaal lagu magacaabo Mark Francis oo […]

Continue Reading

Maxkamadda Cadaalada oo Kenya dhageysatay.. W/Q: Yusuf Garaad

Maanta ayuu Hague ka furmay dhegeysiga diidmo ay Kenya ka keentay dacwadda ay Soomaaliya u gudbisay Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ICJ. Kenya waxaa ay qabtaa in aan Maxkaddu gelin dacwadda iyada oo ku adkeysaneysa in Soomaaliya iyo Kenya ay Is-Afgarad kala saxiixdeen 2009. Kaas oo labada dal ay ku heshiyyeen, sida ay Kenya u […]

Continue Reading

Dhul-gariir ka dhacay dalka Tansaniya +Sawirro

Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya Dhulgariirkii ka dhacay shalay Dalka Tanzania, kaasi ay ku geeriyoodeen in ka badan 10 Ruux, 100 qof oo kalena waa ay ku dhaawacmeen. Dhul-gariirkaasi ku dhuftay Dalka Tanzania ayaa lagu soo waramayaa inuu qiyaasta dhul-gariirada uu dhammaa 5.7, waxaana gariirkiisa laga dareemay qaar ka mid ah Wadamada Bariga […]

Continue Reading

Boqol ruux oo ku geeriyooday duqeyn culus oo loo geystay Idlib iyo Xalab

Ku dhowaad boqol ruux ayaa ku geeriyooday duqeyn culus oo loo geystay magaalooyinka Idlib iyo Xalab ee ka tirsan dalka Suuriya, saacado kadib markii Mareykanka iyo Ruushka ay ku dhawaaqeen qorshe xabad joojin ah. Illaa 58 ruux ayaa ku dhintay duqeymo ay geysteen diyaarado dagaal suuq ku yaala magaalada Idlib, iyadoo duqeynta ay timid, xilli […]

Continue Reading

In ka badan Labo Milyan oo Muslimiin Xujey oo maanta taagan Buurta Carafo

Malaayiin qof oo Muslimiin Xujey ah oo ka kala tagay caalamka daafihiisa ayaa maanta taagan Buurta Carafo, si ay u gutaan rugniga ugu weyn ee acmaasha xajka, iyadoo Muslimiinta kalena ee aan sanadkan xajin ay sooman yihiin maanta, si ay dambi dhaaf labo sano u helaan. Xujeyda sanadkan xajineysa oo ka badan Labo milyan ayaa […]

Continue Reading

Madaxweynaha Mareykanka oo baajiyay kulan uu la yeelan lahaa Madaxweynaha Philippine

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa baajiyay kulan uu la yeelan lahaa Madaxweynaha Philippine Rodrigo Duterte, kadib markii weerar afka ah lagu qaado. Labada Madaxweyne ayaa ka qeyb galaya shirka wadamada koofur bari Asia oo ka dhacaya dalka Laos, waana markii u horeysay Madaxweyne Mareykan ah uu tago dalka Laos oo ah dal uu horay u […]

Continue Reading

Sawirro: Curadda Obama oo la Sawiray iyadoo Xashiish Dhuuqeysa

Qaar ka mid ah Saxaafada dalka Mareeykanka ayaa si aad ah u daba dhigtay gabadha ama Curada Madaxweyne Barack Obama Malia Obama oo lagu qabtay iyada oo cabeysa ama Dhuuqeeysa maandooriyaha Xashiishada loo yaqaan . Xili ay safar gaaban ku maqnaayeen Madaxweyne Obama iyo Xaaskiisa Michella ayaa waxaa la sheegay in gabadhiisa Malia ay xaflad […]

Continue Reading

Imaamyada Masaajidda Sucuudiga oo lagu amray in aysan Habaari karin Yuhuudda

Wasaarada arrimaha diinta ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya  ayaa amar ku siisay 100 kun  oo ah imaamyada Masaajidda waaweyn ee dalkaasi  in ay iska ilaaliyaan siyaasada iyo arrimaha mad-habta diimaha qudbadooda, iyo inay xooga saaraan oo kaliya diinta. Wasaaradda ayaa si gooni ah uga digtay in la inkaaro dad ama waddamo waqtiga salaada, taas oo u […]

Continue Reading

Sawirro: 12 qof ayaa ku dhintay weerar lagu qaaday Jaamacadda Mareykanka ee dalka Afghanistan

Kooxo hubeesan ayaa Weerar isugu jira Ismiidaamin iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen Dhismaha Jaamacada American University oo kutaala magaalada Kaabuul dalka Afghanistan, wali ma jirto cid si dhab ah u sheegatay mas’uuliyadda weerarkaas. Weerarkan ayaa bilowday xalay 7:00 Pm xilliga dalka Afghanistaan, wuxuuna soo gabangaboobay 3:00 Am, Inta la xaqiijiyay Weerrakan waxaa […]

Continue Reading

Sawirro: Ugu yaraan 20 qof oo ku dhintay dhulgariir ka dhacay Talyaaniga

Dhul gariir awood badan ayaa xalay saqdii dhexe 3:30 Am xilliga Talyaaniga ku dhuftay dalkaasi, 6.2 ayaa lagu qiyaasay cabirka dhul gariirkaas, waxa uuna saameeyey in tabadan magaalooyinka dalkaasi, xudunta dhulgariirkan ayaa 100 mile ka fog caasimadda Rome. ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay ilaa hadda inta la xaqiijiyey, dad badan ayaa ku hoos […]

Continue Reading