Sawirro: Ugu yaraan 20 qof oo ku dhintay dhulgariir ka dhacay Talyaaniga

Wararka Dibadda Wararka Maanta

Dhul gariir awood badan ayaa xalay saqdii dhexe 3:30 Am xilliga Talyaaniga ku dhuftay dalkaasi, 6.2 ayaa lagu qiyaasay cabirka dhul gariirkaas, waxa uuna saameeyey in tabadan magaalooyinka dalkaasi, xudunta dhulgariirkan ayaa 100 mile ka fog caasimadda Rome.

ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay ilaa hadda inta la xaqiijiyey, dad badan ayaa ku hoos jira dhismooyinka burburay, buundooyinka iyo wadooyinka qaar ayaa burburay, taas oo caqabad ku noqotay kooxaha gurmadka deg deg.

Dad ayaa laga soo bixinayaa dhismayaasha burburay, waxaana dhulgariirkan si daran u saameyey magaalooyinka Amatrice, Accumoli and Pescara del Tronto, waxaa la filayaa in khasaare dhulgariirka kordho, madaama wali ay tahay xilli hore.

37892B3600000578-3755722-image-a-31_1472020129758 378902F300000578-3755722-image-a-12_1472019414100 378921EE00000578-3755722-image-a-17_1472019484863 378927DD00000578-3755722-image-a-26_1472019914451 3789103F00000578-3755722-_The_roads_in_and_out_of_town_are_cut_off_Half_the_town_is_gone_-m-152_1472017382085 3789407B00000578-3755722-image-a-71_1472022565459 3789409F00000578-3755722-image-m-76_1472024773663 3789028700000578-3755722-image-m-124_1472016050098 3789030900000578-3755722-image-a-122_1472016042986 3789769900000578-3755722-image-a-77_1472024945599

Tagged

Comments are closed.