Sawirro: Ciyaarihii Olombikada oo xalay la soo gaban gabeeyey
Ciyaaraha olombikada ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Rio dejenero ee dalka Brazil ayadoo lagu soo afmeeray xaflad si aad ah loo soo agaasimay. Ciyaarahaa ayaa waxaa marka xigta sanadka 2020 waxaa lagu qaban doonaa Tokyo Japan. Ciyaarahaa oo qaatay 16 maalmood ayaa waxaa kasoo qeyb galay 11, 303 cayaartooy oo dalalka caalamka ka kala yimid. Caalamka oo idil […]
Continue Reading