Waa kuma George Weah, madaxweynaha cusub ee Liberia?
George Weah waxa uu ku dhashay magaalo isku raran ah oo ka tirsan magaalada caasimadda ah ee Manrovia, halkaas oo markii dambe uu ka aaday qaaradda Yurub halkaas oo ka noqday ciyaaryahan caan ah, kadibna hadda ayuu noqday madaxweynaha dalka Liberia. Haddabe sidee ayuu halkan kusoo gaaray George Weah? Magaalada yar ee uu ku koray […]
Continue Reading