Shirka Madaxda Midowga Afrika oo maanta ka furmaya Adib Ababa
Maanta ayaa la filayaa in magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya uu ka furmo Shir Madaxeedka Caadiga ah ee Midowga Afrika, waxaana Shirkaasi Dalkeena Soomaaliya ku matali doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay gaaray Addis Ababa. Shirkan oo ah kii 30-aad ee Madaxda Afrika ayaa socon doona muddo labo cisho […]
Continue Reading