Lubnaan oo ku baaqday Cunaqabateyno ka dhan ah Maraykanka

Wasiirka arrimaha dibadda ee Lubnaan Gebran Bassil, ayaa sheegay in dowladdaha Carabta ay tahay inay ka fakaraan cunaqabateyno ka dhan ah Mareykanka si looga hortago inay u raraan safaaradda Israaa’iil magaalada Qudus. Mr Bassil ayaa sheegay inay tahay in la qaado tallaabooyin diblomaasiyadeed, kaddibna lagu soo rogo cunaqabateyno dhaqaale iyo kuwa maaliyadeed Mareykanka. Kolsii horreysay […]

Continue Reading

Maraykanka oo Digniin u diray Sacuudiga

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Rex Tillerson ayaa uga digay Sacuudiga “cawaaqibta” ka dhalankarta falalka ay ka geystaan ​​Bariga Dhexe. Digniinta xoghayaha ayaa timid Jimcadii isagoo booqasho ku tagay magaalada Paris,ee cariga Faransiiska, halkaas oo uu uga faalooday dhaqanka Riyadh ee ku wajahan Yemen, Qadar iyo wadamada kale ee dariska. “Marka la eego sida Sacuudi […]

Continue Reading

Qaramada Midoobay oo Cambaaraysay Go’aankii Trump ee Qudus

Kulan degdeg ah oo uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeeshay arrinta Qudus, ayaa dalalka xubnaha ka ah marka laga reebo Maraykanka waxay cambaareeyeen go’aankii uu madaxweyne Trump magaaladaasi ugu aqoonsaday caasimadda Israa’iil. Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Bariga Dhexe, Nickolay Mladenov, ayaa ka digay in tallaabada Maraykanka ay dhalin karto dhibaato aan la […]

Continue Reading

Banaanbaxyada looga soo hor jeedo Go’aankii ee Qudus oo sii kordhaya

Banaanbaxyo loogaga soo horjeedo go’aanka Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu ku gaaray in uu u aqoonsado magaalada Qudus caasimada Israel ayaa ka dhacay magaalooyin badan oo dunida ah. Isku dhacyo dhex maray shacabka Falastiiniyiinta iyo ciidamada Israel ayaa ka dhacay xadka Israel iyo Gaza waxaana ku dhintey hal ruux halka dad badana ay ku dhaawacmeen. […]

Continue Reading

Erdoğan oo isku yeeray Hugaamiyaasha Islaamka!

Madaxtooyada Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegtay in uu iskugu yeerayo hogaamiyeyaasha dowladaha ururka Iskaashiga Islaamka si loo qabto shir madaxeed degdeg ah oo ka dhacaya magaalada Istanbul kuna saabsan go’aanka Mareykanka ee arrimaha Qudus. Afhayeenka Madaxtooyada Turkiga Irbrahim Golen oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in shir madaxeedkaan looga doodi doono qorsha Mareykanka ee […]

Continue Reading

Jordan oo Maraykanka ugu baaqday in uusan Qudus u aqoonsanin caasimadda Israa’iil

Wasiirka arrimaha dibadda ee Jordan ayaa Maraykanka uga digay cawaaqib halis ah haddii uu Qudus u aqoonsado caasimadda Israa’iil. Ayman Safadi ayaa sheegay in uu wasiirka arrimaha dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson u sheegay in ku dhawaaqidda arrintaas ay keensan doonto caro wayn oo ay qaadaan Carabta iyo Dunida Muslimka. Waxaa la isla dhexmarayaa in […]

Continue Reading

Falastiin oo Trump uga digtay Inuu Safaarada Mareykanka Ee TelAviv U Soo Guuriyo Bariga Qudus.

Xafiiska Madaxwaynaha Falastiin iyo saraakiil sare oo ka mid ah maamulka ayaa uga digay saamaynta ka dhalan karta hadii la iska dhaga tiro codsigooda ku aadan in Bariga Qudus ay tahay caasimadda gobolka ee mustaqbalka. Digniinta ayaa imaanaysa iyadoo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu go’aan ka gaarayo horaanta toddobaadka soo socda inuu safaarada Mareykanka ee […]

Continue Reading

(Sawiro) Farmaajo oo ka qayb galay Caleema-saarkii Kenyatta

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta madaxda ka socotay dalalka caalamka kala qeyb galey xafladda caleema saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ka dhacdey Garoonka Ciyaaraha ee Kazarani ee magaalada Nairobi. Munaasabaddan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa khudbad ku aaddan hiigsiga, horumarka Kenya iyo xirriika uu dalkaasi laleeyahay waddamada […]

Continue Reading