WAA KUMA HOGAAMIYE?

Hogaamintu waxay ka bilaabataa hogaanka naftaada & tan ehelkaaga aad ku hogaamiso waxii alle (SWT) ku faray, kolka aad taada & tan ehelkaaga daryeesho sida Soomaalidu horay ugu maahmaahday “tiisa daryeelaa tu kale ku dara” ayaad kadib u tafaxa-xadayn kartaa hogaamin ummaddeed. Sidaa darteed hadii uu damac kaa galo hogaamin ummaddeed kolka hore iska hubi […]

Continue Reading

Darafta Dastuurka la helay waa Dar Xumo Cusub!!

Darafta Dastuurka la helay waa Dar Xumo Cusub!! Gudoomiye ku Xigeenka 1-Koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Shiikh Ibraahim Muudey oo horay uga dhawaajiyay in Dastuurka lagu Shaqeeyo uusan ahayn kii Rasmiga ahaa,  lana Xaday Dastuurkii Ergadu Saxiixday ayaa keenay Nuqul kamid ah Dastuurkaas. Hadaba maxuu yahay Dastuurka la soo helay? Muudey Waxuu Golaha Shacabka u […]

Continue Reading

Faallo:Muuqaalka Cusub ee Xasan Daahir Maxuu Xambaarsanyahay?

Muuqaalka Cusub ee Xasan daahir muxuu xanbaarsanyahay? maxeeysa aniga Ila tahay? waxaan daawaday Muqaal soconaya Ku dhawaad saacad oo uu soo duubay Sh Xasan Daahir Aways, wuxuu xoogga saaray Sadex Arrimood oo kala ah, 1-Qabyaaladda iyo Dawladnimada. 2- Dimuquraadiyadda iyo Soomaalida. 3-Cadaaladda iyo Dajinta Qawaaniinta. aragtidayda Qof ahaaneed sida uu dhigay Sadexda Qodob mid waan […]

Continue Reading

Mar hadii C/raxmaan Danbi lagu waayay Muhiim in la helaa Cid qaadata Masuuliyada Xasuuqii Askartii iyo Kufsigii Sharciga!

Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa 21/12/2017 waxay gu Fariisatay eedaymo ay Xeerilaalintu kusoo oogeen Siyaaasi C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo 18-Bishaan Wareer lagu qaaday Gurigiisa xarig ku mutaystay Xeerilaalintuna usoo jeediyeen in uu yahay eedaysane .Xeerilaalinta Qaranka oo maanta laga sugayay inay keenaan Cadaymo la xarariira eedaymaha lagu soo xiray Siyaaasi Warsame ayaa gabi ahaanba waysay wax […]

Continue Reading

(Sawirro) Daahfurka Buugga Guushadda Go’aami oo Uganda Lagu qabtay

Magaaladda Kampala ee Xarunta Dalka Uganda waxaa xalay Lagu qabtay Xaflad si wayn loo soo agaasimay oo Lagu soo Bandhiggayay Buug loogu Magadaray Guushadda Go’aami oo uu Qoray Wariye.Qoraa Bashiir Ahmed Suuley. Munaasabadda oo si heersa ah loo soo agaasimay waxaa kaalin wayn ka qaatay Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Uganda waxaa ka oo qayb galay […]

Continue Reading

Faq Sheydaan iyo Faalalow Ambaday!.

Waa xeel dheere sifican u yaqaana faalka ififaala bixintiisana ku asiiba inta badan sheegida xaajada uu u faaliyo, dadka faashadaahina aad ayey ugu kal soonyihiin, wuxuu aaminsan yahay dadkana u sheega in faalkiisu waligii been u sheegin ama isagu uusan ka ben sheegin faalka. Waa xirfadle isku kalsoon dhigista faalkana ay u wehliso xidaga tiris, […]

Continue Reading