Romelu Lukaku Oo Everton Kala Hadlaya Hishiis Cusub

Mino Raiola oo ah wakiilka weeraryahanka Everton Romelu Lukaku, ayaa shaaca ka qaaday in ‘inuu wadahadalo kula jirto kooxda xidiga heerka caalami ee dalka Belgium si la isugu afgarto heshiis cusub. Lukaku ayaa si xoogan loola xiriirinayay inuu ka tagayo Goodison Park  xagaagan suuqa kala iibsiga, laakiin waxaa la aaminsan yahay in ay diiday xiisaha uga […]

Continue Reading

Harry Kane Oo Baaritaan Lagu Sameynaayo Si Loo Qiimeeyo Dhaawaciisa

Harry Kane ayaa mari doona baaritaan caafimaad si loo ogaado inta uu la egyahay khasaaraha dhaawac ee soo gaaray kulankii Tottenham Hotspur ay 1-0 kaga badiyeen Sunderland . Xiddiga reer England ayaa dhaliyay goolka kaliya ee garoonka White Hart Lane galabta, ka hor inta uusan dhaawac kasoo gaarin  canqowga. Tababaraha Spurs Mauricio Pochettino ayaa sheegay in […]

Continue Reading

Paul Scholes Oo Doonaya In Manchester United Iibsato Toni Kroos & Luka Modric

Ciyaaryahankii hore ee Manchester United Paul Scholes ayaa sheegay in kooxdiisa hore ay weli qabaan baahi dhanka khadka dhexe ah, inkastoo £ 89m lacag rikoorka adduunka ah  ku iibsatay Paul Pogba  xagaaga. kooxdii ​​hore ee Scholes ayaa laga badiyay labadii kulan ee ugu danbeysay tartamada oo dhan, waxa uuna sheegay in labada ciyaaryahan ee Real […]

Continue Reading

Fernando Torres: "Atletico Madrid diyaar ayey u tahay Barcelona"

Weeraryahanka Atletico Madrid Fernando Torres ayaa sheegay in kooxdiisa ay geli doonaan kulanka arbacada ee la ciyaarayaan Barcelona iyagoo haysta “kalsooni buuxda ‘ka dib markii ay soo gaareen saddex guul oo isku xigta. Atletico ayaa xilli ciyaareedka 2016-17  La Liga ku bilowday barbaro, laakiin ku garaacday Celta Vigo 4-0 iyo 5-0 Sporting Gijon kulankii ugu ugu danbeysay ee […]

Continue Reading

Manchester United Oo Badelka Wayne Rooney Ka Dhiganaysa Xidig Muhiim U Ah Real Madrid

Manchester United ayaa ka dhiganaysa Gareth Bale dooqa koowaad ee diirada u saaran inuu bedelo Wayne Rooney xagaaga soo aadan, sida ay sheegayaan wararka. Jariirada The Sun ayaa sheegaysa in United ay ka fiirsaneysa inay iibiso kabtankooda iyadoo ay ka walaacsan yihiin lacagaha lagu iibin karo. Rooney ayaa qaata £ 300,000 toddobaadkii, weli waxa uu leeyahay saddex sano […]

Continue Reading

Gareth Bale Oo Seegaya Kulanka Espanyol

Gareth Bale ayaa lagu soo waramayaa inuu seegi doona kulanka Real Madrid ee La Liga la ciyaarayso  Espanyol isbuucaan ka dib markii uu dhaawac sinta ah kasoo gaaray Los Blancos ciaartii ay 2-1 ugu badisay kooxda Sporting Lisbon ee Champions League. Bale waxa soo gaaray dhibaatadan inta lagu guda jiray marxaladaha dambe ee ciyaartii Bernabeu, […]

Continue Reading

Phil Jones Oo Garoomada Bil Ka Maqnaanaayo

Ka dib markii uu ku guuldareystay inuu kasoo muuqdo kulankiisii ugu horeeyay kooxda Man United tan iyo bishii Janaayo,  waxa uu ka maqan doonaa kooxda wajaheysa kooxda Feyenoord ee Europa League ee habeenka khamiista. Ka hor safarka ay ku tagayaan Holland, tababare Jose Mourinhoayaa u sheegay suxufiyiinta in 24-sano jirkaan  ka dhaawacmay jilibka  intii lagu […]

Continue Reading

Jose Mourinho Oo Sharxay Sababtii Wayne Rooney U Ciyaareen Kulanka Feyenoord

Tababaraha kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday sababta uu Wayne Rooney kaga soo reebay kooxdiisa ciyaaraysa kulanka Europa League ee ka dhanka ah Feyenoord khamiista. Rooney ayaa ka maqnaa 20-nin ee safarkooda, laakiin Mourinho ayaa sheegay inuu captain uusanqabin wax dhaawac ah,laakin la nasinaayo maadaama uu ciyaaray kulan kasta xili ciyaareedkan . “Si wanaagsan […]

Continue Reading

Luis Suarez Oo Rikoor aysan Dhigin Messi Iyo Neymar Sameyay

Luis Suarez ayaa ku bilawday si fiican  mustaqbalkiisa Barcelona in ka badan weeraryahanka kale ee taariikhda kooxda. Xiddiga reer Uruguay ayaa kaga soo biiray Liverpool sanadii 2014, waxa uu u saftay kulankiisii 100aad ee kooxda heysata horyaalka Spain  sabtida lasoo dhaafay  ee  guuldarada lama filaanka  ah kasoo gaartay Alaves. Laakiin  100-kii kulan ee ugu horeysay […]

Continue Reading