Eden Hazard Oo Diiday Inuu Ka Raja Dhigo Horyaalka Premier League
Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Chelsea Eden Hazard ayaa diiday inuu kooxdiisa aysan ku jirin tartanka horyaalka Premier League ka dib guushoodii 1-0 ee ay ka gaareen Bournemouth ciyaar ka dhacday garoonka Vitality Stadium. Hazard ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ciyaarta, iyadoo kooxda horyaalka heysata ay ku soo laabatay kaalinta 4aad ee horyaalka, inkastoo ay sagaal […]
Continue Reading