Xisaabtii Akoonada Maamulka Gobolka Banaadir oo la Joojiyey

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Hanti Dhowrka Qaranka ayaa lagu joojiyay xisaab socotooyinka dowlada hoose ee Muqdisho, waxaana lagu war galiyay bangiyada akoonada uga furan yihiin Dowlada hoose in la joojiyay dhamaan dhaq dhaqaaqyada xisaab socotooyinka . Hanti Dhowraha Qaranka qoraalka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in dowlada hoose ku jirto xiligii baarista sanadlaha, waxaana la […]

Continue Reading

Xildhibaan Mahad Salaad oo Xarig jaray 2 Ceel Riig (Sawirro)

Xildhibaan Mahad Salad Ayaa Maanta 28 April 2019 Furay 2 Ceel Riig oo uu ka Hirgaliyey Deeganada Xodale iyo Oodaale oo hoostaga degmooyinka Guriceel iyo Balanbal, ceelashaan ayaa Dadka iyo Duunyaduba ku oon Beeleen. Qodista iyo Qalabeynta Ceelashan waxaa Gacan Balaaran ka Geystay Hey’addo Samafal. Xildhibaan Mahad oo dhawaan soo gaaray degmada Guriceel gobolka Galgaduud ayaa […]

Continue Reading

Maamulka Gobolka Banaadir oo Digniin u diray Shacabka Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saaray labo xeer oo ah Digniin ku socda Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho. Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Saalax Cusmaan oo saxaafadda u akhriyay xeerkan ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir iyo dowladda hoose ee Xamar ku mashquulsan yihiin dib u habeynta bulaacadaha iyo naleynta, si bilicda dib loogu soo […]

Continue Reading

Amniga magaalada Muqdisho oo laga shiray

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maamulka iyo shacabka Gobolka ay ka go’an tahay sidii ay qeybtooda uga qaadan lahaayeen qorshe-yaasha lagu dar-dar gelinayo amniga Caasimadda. Eng. Yarisow oo guddoominayey kulan ay ka wada qeyb galeen Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Taliyeyaasha Ciidanka Ammaanka, […]

Continue Reading

3 Xildhibaan oo lagu doortay Magaalada Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta lagu qabtay doorashada Kuraas ka bannaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. Cali Sheekh C/llaahi (Cali Afgooye) ayaa ku guuleytay kursiga xildhibaanimo ee uu banneeyay agaasimihii Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Xuseen Cismaan Xuseen. Cali Afgooye ayaa helay dhammaan codadkii Ergadu dhiibteen ee ahaa 51 […]

Continue Reading

Doorashada 3 kursi oo Maanta ka dhacaysa Baydhabo

Magaalada Baydhabo xarunta kumeelgaarka dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa maanta lagu qabanayaa doorashada sadex kursi oo ka banaan golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kuraasta la dooranayo waxaa kala baneeyey Xuseen Cismaan Xuseen taliyihii hore ee hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Xuseen ayaa u tartamay Madaxweynaha Koofur Galbeed, isago ku guuldareystay, sidoo kale Kursigii Axmed Cabdulle […]

Continue Reading

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Cadaado oo la Daahfuray (Sawirro)

Magaalada Cadaado Xarunta Barlamaanka waxaa Xalay laga daahfuray Naadiga Akhriska iyo Qoraalka degmada Cadaado, Naadigan ayaa waxaa Aasaasay 3 dhalinyaro oo ku nool Cadaado, wuxuuna hoostagi doona Madasha Akhriska iyo Qoraalka Galmudug. Aasaasayaasha Maxamed Shariif Maxamed Maariya Maxamuud Maxamed Sharmaarke Xasan Maxamed Ujeedaha loo aasaasay Naadigan ayaa ah kor u qaadista Aqriska iyo Qoraalka bulshada […]

Continue Reading

Wargeyska The Star: Kenya waa in ay il gaar ah ku eegtaa ciidanka Danab Somalia

Wargeyska The Star, ee ah kan saddexaad ee loogu akhris badan yahay Kenya, ayaa qoray maqaal uu cinwaan uga dhigay “Kenya waa inay si qoto-dheer ula socotaa dhaq-dhaqaaqyada Danab Soomaaliya”. Wargeyska ayaa ku baaqey in Kenya ay ka digtoonaato ciidammada Danab ee loo sameynayo Soomaaliya iyo iskaashiyada kale ee Soomaaliya ay ku tallaabsanayso. The Star […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo safar aan la shaacin ku tagay Eritrea (Sawirro)

Sida uu boggiisa gaarka ah ku qoray wasiirka Warfaafinta Eritrea Yemane G. Meskel ayaa sheegay in  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu saaka ka dagay garoonka diyaaradaha Asmara caasimadda Eritrea. wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre iyo Masuuliyiin kale. Somalia's President Mohamed A. Mohamed arrived in Asmara […]

Continue Reading