Hal-abuurkii ‘is-xilqaan’ maxaa xilka laga qaaday
Waxaa laga yaabaa in dad qaar aysan la socon in Abwaan Cismaan C/laahi Guure ahaa ninki lahaa fikradda iskaa wax uqabsada cusub ee “is xilqaan” oo ah ololaha ugu weyn ee ay dowladda maanta jiraa ku dhistay qaar kamid ah xarumahi burburay ee dowladda. Waxay ahaataba Abwaan Guure maanta waa la coleystay oo waxaa isaga […]
Continue Reading