Somaliland oo Xirtay Xuramaha 2 Telefishin

Ciidamada Maamulka Somaliland ayaa xiray xarumaha telefishannada Horyaal iyo Eryal ku leeyihiin Magaalada Hargeysa, sida lagu sheegay warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye. Ciidamo sida warqadda xayiraadda TVyadan ayaa saaka qabsaday xarunta Telefishanka Horyaal, balse markii dambe ciidanka ayaa halkaasi iskaga tagey iyagoo armay in shaqada la joojiyo. Labadan telefishan […]

Continue Reading

Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Singub oo geeriyooday

Alle ha u naxariistee Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise oo loo yaqaanay Singub ayaa saakay ku geeriyooday Magaalada Adis Ababa ee Caasimadda dalka itoobiya,Abwaan ayaa ka mid ahaa Abwaaniinta ugu caansan dhulka Soomaalida. Abwaanka ayaa halkaasi loo geeyay Arrimo Caafimaad , kadib xanuun mudo haayay,hayeeshee saakay uu halkaasi ku geeriyooday,sida ay xaqiijiyeen Xubno ka tirsan golaha […]

Continue Reading

Xubno ka tirsanaa Shabaab oo duqeyn lagu dilay

Milatariga Maraykanka ayaa sheegay inay laba duqyamood shalay 16 June ay ka gaysteen nawaaxiga magaalada Jlib ee Gobolka Jubba Dhexe, kuwaas oo ay ku dileen laba ka tirsna maleeshiyada Al-Shabaab. Milataraiga Maraykanka ayaa sheegay inay duqayntaasi ay iskaashi kala sameeyeen laguna gacan siinayey dawladda Soomaaliya. Warar laga helayo dadka degaanka ayaa sheegay in mid ka mid […]

Continue Reading

Guddigi Xildhibaano oo loo xilsaaray Qiimeynta Dadkii lagu dilay Gaalkacyo

Gudoomiyaha Golaha shacabka BJFS Amb maxamed mursal sheekh cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddi ka kooban 13-xillibaan oo galaha shacabka ka tirsan kuwaasi oo qiimeyn kusoo sameyn doona dadkii lagu dilay magaalada Gaalkacyo. Magacyada Xubnaha Guddiga Xildhibaan Cali Sheekh Maxamed Nuur. Xildhibaan Maxamed Cumar Caymoy. Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq (Afaraale) Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar Xildhibaan Xaniifa Maxamed […]

Continue Reading

Sh. Shaakir oo sheegay in la qabtay Raggii Shacabka ku dilay duleedka Dhuusamareeb

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo xalay warbaahinta Kula hadlay Xafiiskiisa magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay falal dil ah oo ka kala dhacay Deegaanada Galmudug kuwaas oo ay waxyeelo kasoo gaartay Dad Shacab ah oo Deegaan ahaan kasoo jeeda maamulka Koonfur galbeed. Sheekh Shaakir ayaa waxaa uu Tacsi u diray eheladii dadkii lagu dilay dhamaanba […]

Continue Reading

Shirka dib u dhiska dalka oo ka furmaya Garoowe

Shir looga hadlayo dib u dhiska dalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland, kaas oo u dhexeeya wasiirada Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada. Wasiirka hawlaha guud iyo dib u dhiska Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Aadan Hoosow iyo wasiirada hawlaha guud ee dawlad goboleedyada ayaa shalay gaaray magaalada Garoowe, si ay […]

Continue Reading

W. Waxbarashada oo Amartay hirgelinta Manhajka Qaranka ee Fasallada 1-8

Warqad Maanta oo Axad ah kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Waxbarshada hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre ayaa lagu faray ay bahda waxbarshad Dalku qaataan manjahka Cusub ee dhawaan la diyaariyay. Qoraalka ayaa lagu yiri dhammaan bahwadaagta waxbarshada Dugisyada iyo Dalladaha waa in ay u diyaargaroobaan hirgelinta Manhajka Qaranka ee Fasallada 1-aad illaa […]

Continue Reading

XAAF oo Sheegay ciddii bixisay Amarka in Reer KG ka baxaan Dhuusamareeb (Daawo)

Axmed Ducaale Xaaf oo Tacsi u diray dadkii Reer koofur Galbeed ee lagu laayey Gaalkacyo ayaa sidoo kale ka hadlay ciddii bixisay Amarka in Reer KG ka baxaan Dhuusamareeb iyo Guriceel. Hadalka Xaaf ayaa kusoo aadaya iyadoo todobaadkan 13 qofood lagu dilay Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo, dadkaas oo kasoo jeeda Koofur Galbeed. halkaan ka daawo hadalka […]

Continue Reading