Guddigi Xildhibaano oo loo xilsaaray Qiimeynta Dadkii lagu dilay Gaalkacyo

Wararka Maanta

Gudoomiyaha Golaha shacabka BJFS Amb maxamed mursal sheekh cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddi ka kooban 13-xillibaan oo galaha shacabka ka tirsan kuwaasi oo qiimeyn kusoo sameyn doona dadkii lagu dilay magaalada Gaalkacyo.

Magacyada Xubnaha Guddiga

  1. Xildhibaan Cali Sheekh Maxamed Nuur.
  2. Xildhibaan Maxamed Cumar Caymoy.
  3. Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq (Afaraale)
  4. Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar
  5. Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade
  6. Xildhibaan Sandheere Maxamed Iftiin.
  7. Xildhibaan Daahir Maxamuud Muuse.
  8. Xildhibaan Khaalid Macow Cabdulqaadir.
  9. Xildhibaan Maxamed Cabdulle Faarax (Geesey)
  10. Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi.
  11. Xildhibaan Cali Jaamac Jangali.
  12. Xildhibaan Cabdullaahi Abuukar Xaaji.
  13. Xildhibaan Maxamed Aadan Macallin.