Midka mida diyaaradaha qaad ka ka keena kinya oo shil diyaaradeed ku gashay bardaale
Wararka ka imaanaya degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Diyaarad qaad siday ay saaka shil ku gashay garoonka diyaaradaha degmadaas, xilli ay caga-dhiganeysay. Sida ay soo warisay Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA diyaaradan ayaa cilad ku timid, kadib markii ay ka baxday dhabbaha garoonka. Wararka ayaa sheegaya in aanay jirin wax khasaare nafeed, […]
Continue Reading