Gareth Bale Oo Seegaya Kulanka Espanyol
Gareth Bale ayaa lagu soo waramayaa inuu seegi doona kulanka Real Madrid ee La Liga la ciyaarayso Espanyol isbuucaan ka dib markii uu dhaawac sinta ah kasoo gaaray Los Blancos ciaartii ay 2-1 ugu badisay kooxda Sporting Lisbon ee Champions League. Bale waxa soo gaaray dhibaatadan inta lagu guda jiray marxaladaha dambe ee ciyaartii Bernabeu, […]
Continue Reading