Syria: Ruushka oo duqeyn ku dilay 30 ka tirsan Sirdoonka reer Galbeedka ah

Sida ay qortay wakaalada wararka FARS ee dalka Iiraan, markab ku sugan xeebta dalka Suuriya oo ay leeyihiin ciidamada Ruushka ayaa Saddex gantaal ku dhuftay xarun sirdoonka Israel iyo reer galbeedku ku lahaayeen Dar Ezza ee dalkaasi Suuriya. Duqeyntaan ayaa dhacday maalinamadii Arbacada, waxaana warar lagu kalsoon yahay sheegayaan in ugu yaraan 30 sarkaal oo […]

Continue Reading

Galcad Gumaad ayaa ka socda… Qormo kooban

Degaanka Galcad ee gobolka Galgaduud oo qiyaastii 350 km waqooyi kaga beegan Magaalada Muqdisho, Waxaa bilooyin ka hor gaaray ciidamada Dowlada oo ay wehliyaan kuwa itoobiya, intii ay joogeen ciidamadan ayey dadka deegaanku aad u soo dhaweeyeen iyagoo u arkayey in dowladoodii timid, Alshabaab ayaa markii ay magaalada ka baxayeen dadka uga digay in ciidii […]

Continue Reading

Nin 4 ruux ku dilay Magaalada Washington ee Dalka Maraykanka (Sawirro)

Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay dad ka dukaameysanayey suuq ku yaalla magaalada Washington ee dalka Mareykanka, isaga oo halkaasi ku dilay Afar qof, mid kalena ku dhaawacay sida ay sheegeen maamulka magaaladaasi. Goobta uu weerarkaan ka dhacay ayaa lagu magacaa Cascade Mall ee xaafadda Burling Town ee Washington. Sarkaal lagu magacaabo Mark Francis oo […]

Continue Reading

Akhriso: Madaxweynaha Puntland oo Safiir u magacaabay dalka Itoobiya

Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Safiir  u magacaabay dalka Itoobiya, Safiirkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey oo uu magacaabo maamul goboleed. Wareegtada magacaabista oo ka soo baxday Xafiiskiisa Madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay in Xeer Madaxweyne lagu magacaabay Sureer Abshir Muuse oo noqon doonta Safiirka dowladda Puntland u joogta Itoobiya sida lagu […]

Continue Reading

Farmaajo oo ku wajahan Muqdisho

Ra’isilwasaarihii Hore ee Somalia Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ahna musharax u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Somalia ayaa lagu wadaa in uu soo Gaaro Magaalada Muqdisho. Qaban qaabo balaaran oo lagu soo dhoweeynayo musharaxa ayaa laga dareemayaa magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Mudane Farmaajo ayaa waxaa la aaminsanyahay in uu kamid yahay musharixiinta ugu cad […]

Continue Reading

Somalia oo bixisay jawaabtii ugu dambeysay Arimaha Badda

Maanta waxaa la soo gebagebeeyay dhegeysiga Diidmada Hordhaca ah ee Kenya ay uga soo horjeeddu furitaanka Dacadda Kenya ka dhanka ah ee ay Soomaaliya u soo gudbisay Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee magaaladan Hague. Soomaaliya ayaa maanta bixisay jawaabteeda kama dambeysta ah. Waxaa hadlay saddex qareen oo hadalladoodu ay is kaabayeen iyo Dr. Mona […]

Continue Reading

Maxaa looga hadlay shirka Maanta ee Golaha wasiirada Galmudug?

Kulanka Golaha wasiirada Galmudug ayaa maanta waxaa looga hadlay Miisaaniyada maamulka, ilaha dhaqaalaha iyo wasaarada Amniga soo bandhigtay sharciyada wasaarada Aminga . kulankan ayaa waxaa shir gudoominayay madaxweyne kuxigeenka Galmudug maxame xashi . iyadoona miisaaniyada dowlada si adag looga wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyada ahna kusimaha wasiirka maaliyada dowlada Galmudug Maxamed farax Axmed ayaa Golaha […]

Continue Reading

Sawirro: Odawaa iyo Mahad Salaad oo si diiran loogu soo dhaweyey Cadaado

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Cadaado. Wasiir Odawaa oo saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha Cadaado ayaa sheegay in uu yimid sidii loo dardargalin lahaa doorashada ka dhacaysa magaalada Cadaado, iyo wacyi galin bulshada. Odawaa ayaa waxaa […]

Continue Reading

Deg deg Qarax weyn oo laga maqlay deegaanka toora toorow

Wararka naga soo gaaraya degaanka Tooratooroow oo ka tirsan Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in halkaasi goor dhow laga maqlay Qarax aad u weyn. Dadka Degaankaas ku nool, ayaa Wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay, iney maqleed Qarax aad u xooggan oo laga maqlay Degaanka Tooratooroow iyo hareerahiisa. Weli lama oga waxa uu yahay […]

Continue Reading

Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Oo Sharci Darro Ku Tilmaamy Taargo Cusub Oo Dhowaan Maamulku Sameeyay

Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahliil oo ka mid ah mudanayaasha baarlaamaanka Galmudug ayaa sharci darro ku tilmaamay Taargo cusub oo dhowaan maamulka sameeyay. Wuxuu sheegay Xildhibaanka in hadda Taargadan aysan sharci ahayn, sababtuna wuxuu ku sheegay in aan lasoo marsiin baarlamaanka iyo sidoo kale wasiirada Galmudug, waa sida uu hadalka u dhigaye. Wasaaradda gaadiidka ayuu sheegay […]

Continue Reading