Maxaa looga hadlay shirka Maanta ee Golaha wasiirada Galmudug?

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Kulanka Golaha wasiirada Galmudug ayaa maanta waxaa looga hadlay Miisaaniyada maamulka, ilaha dhaqaalaha iyo wasaarada Amniga soo bandhigtay sharciyada wasaarada Aminga .

kulankan ayaa waxaa shir gudoominayay madaxweyne kuxigeenka Galmudug maxame xashi . iyadoona miisaaniyada dowlada si adag looga wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyada ahna kusimaha wasiirka maaliyada dowlada Galmudug Maxamed farax Axmed ayaa Golaha ka soo hor jeediyay miisaaniyada dowlada Galmudug iyo doodo la xariirta miisaaniyada dowlada , ilaha dhaqaalaha iyo sidii loo hormarin lahaa ilaha dhaqaalaha ka soo xaroodaan. Sidoo kale waxaa loga dooday miisaniyada sanadkan 2016 oo gabagabo mareeysa xiligaan.

Dhanka kale Wasaarada Amniga Gudaha Galmudug ayaa maanta golaha soo hordhigtay sharciyada wasaarada Amniga Galmudug aya doona wasiirka wasaarada amniga uu soo gudbiyay sharciyada wasaarda. wasiirka amniga gudaha ayaa sheegay in loo bahanyahay in la dar dargaliyo arimaha wasaarada amniga ayna mudo ka fakarayeen sidii shariyad xoogan loo sameyn lahaa

Comments are closed.