Deg deg Qarax weyn oo laga maqlay deegaanka toora toorow

Wararka Maanta

Wararka naga soo gaaraya degaanka Tooratooroow oo ka tirsan Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in halkaasi goor dhow laga maqlay Qarax aad u weyn.

Dadka Degaankaas ku nool, ayaa Wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay, iney maqleed Qarax aad u xooggan oo laga maqlay Degaanka Tooratooroow iyo hareerahiisa.

Weli lama oga waxa uu yahay Qaraxani iyo waxyeellada uu geystay, Naga filo goor dhow faahfaahinta la xiriirta qaraxaasi.

Comments are closed.