Diyaarado Xalay Duqeeyey Duleedka Magaalada Kismaayo
Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada hoose ee Koonfurta Somaliya ayaa sheegaya diyaarado dagaal inay Duqeyn ku asqeeyeen deegaanka Gaanjo-roon oo ku yaalo duleedka Magaalada Kismaayo. Duqeyntaan oo ay fuliyeen diyaarado dagaal oo aanan la aqoon dalka laga leeyahay, ayaa xalay Saqdii dhexe beegsaday Deegaankan oo la aaminsan yahay inay ku bartilmaameedsadeen xubno ka tirsan Ururka […]
Continue Reading