Doorashada Madaxweynaha oo laga yaabo inay dib uga dhacdo waqtigii loogu tala galay

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dib loo dhigayo waqtigii loo qabtay doorashada Madaxweynaha ee qorshuhu ahaa inay dhacdo 30-ka October. Ilo ku dhow dhow Guddiga Doorashooyinka ayaa  xaqiijiyay in arrimo farsamo awgeed laga yaabo inay dib uga dhacdo doorashada Madaxweynaha. Wararka ayaa intaa ku daraya inay u badan tahay in dib loo dhigo doorashada […]

Continue Reading

Wasiir Odawaa oo maanta tagaya Cadaado

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal waxaa maanta imaanaya magaalada Cadaado wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa. Wasiir Odawaa waxaa safarkiisa ku wehliya wasiiru dowladaha madaxtooyada Mudane Mahad Salaad, iyo mas’uuliyiin kale. Labada masuul ayaa raadinaya xildhibaanimo, waxa ayna la shiri doonaan beelaha ay kasoo jeedaan inta ay joogaan Cadaado. […]

Continue Reading

Sawirro: Sh. Shariif oo si weyn loogu soo dhaweeyey Muqdisho

Waxaa goor dhow ka soo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdiso Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah musharax u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya doorashada la filayo in ay dhawaan dalka ka dhacdo. Mas’uuliyiin iyo dadweyne aad u farabadan ayaa soo dhaweeyey mudane Shariif. Waxaana magaalada Muqdisho laga dareemayaa in soo […]

Continue Reading

Jawaari oo goordhow gaaray Baydhabo

Waxaa goor dhow Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay gaaray Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari). Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Somaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, odayaasha Dhaqanka, Dhalinyaro, Haween iyo xubno kale. Amaanka Magaalada Baydhabo […]

Continue Reading

Nusoj oo cambaaraysay go'aan kasoo baxay maamulka garoonka Aadan Cadde

Ref:51/2016 War Saxaafadeed Muqdisho. NUSOJ oo cambaareysay go’aan ka soo baxay maamulka garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo lagu xannibayo wariyayaashu in ay galaan garoonka diyaaradaha. Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed waxa uu uu si kulul u canbaareynayaa isla markaana uu wax laga xumaado uu ku tilmaamayaa warqad wargalin ah oo ka soo baxday xafiiska Maareeyaha Guud […]

Continue Reading

Hal qof oo ku dhintay qarax ka dhacay agagaarka isgoyska Jubba

Hal ruux ayaa ku geeriyooday qarax duhurkii ka dhacay agagaarka Isgoyska Jubba oo ku dhow KM-0 ama baarkii la oran jiray Fiat, kadib qarax ka dhashay gaari yar. Wararka ayaa sheegaya in gaariga lagu soo xiray miinada leh Megnada, oo baabuurta looga dhejiyo qeybta hoose, waxaana uu qarxay xilli uu shidaal ka qaadanayay agagaarka Isgoyska […]

Continue Reading

Nin Mindi wata oo weeraray Safaarada Israel ee Ankara oo la toogtay

Ciidamada ammaanka ayaa toogtay nin Mindi watay oo soo weeraray Safaaradda Israel ay leedahay magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Ninkan ayaa isku dayay inuu gudaha u galo dhismaha Safaaradda Israel ee magaalada Ankara, iyadoo ciidamada ammaanka ay rasaas ku rideen. Shaqaalaha Safaaradda ayaa la geeyay meel ammaan ah, markii ninka hubeysan uu soo weeraray Safaaradda, […]

Continue Reading

Sawirro: Dibadbax looga soo horjeedo Damaca kenya ee Badda Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay

Dibad bax looga soo horjeedo muranka badda Soomaaliya iyo kenya ,isla markaana lagu taageeraayey waxqabadka dowladda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay gudaha magaalada muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Dibad baxaani ayaa waxaa ka qeybgalay kumanaan ruux oo ka kala yimid qeybaha magaalada Muqdisho  iyagoo   watay boorar ay ku xardhan yihiin erayo ka turjumaayo sida ay uga […]

Continue Reading

Dr. Axmed C. Dahir “Cid muran gelisay ma jirto Badda, dowlad iyo Mas’uuliyiin hore midna”

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa sheegay in dowladda Kenya ay bilowday muranka haatan ka taagan Badda, kadib markii ay si qaldan xuduuda u calaameysatay, iyadoo ka faa’ideysaneysa dowlad la’aanta Soomaaliya. Wareysi uu siiyay Laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in Heshiiskii MOU ee is fahamkii labada dal gaareen si […]

Continue Reading

Sawirro: Ammaanka Cadaado oo Aad loo Adkeeyey

Magaalada Cadaado oo ka mid ah magaalooyinka Marti galinaya Doorasha Soomaaliya Sanadkan 2016 ayaa waxaa sare loo qaaday Ammaanka Magaalada, Ciidamada ayaa baro kontorool ka sameystay wadooyinka iyo gudaha magaalada, gawaarida ayaa aad loo baarayaa, waxaana Maamulka Galmudug uu soo saaray amar ah in aan la ogalaan doonin dadka hubka ku dhex wata magaalada. Ergooyin […]

Continue Reading