Maamulka Gobolka Banaadir oo mamnuucay dukumentiyada been abuurka ee loo yaqaano Cabdalla Shideeye
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay inuu mamnuucay dukumentiyada been abuurka ah ee loo yaqaano Cabdalla Shideeye ee ku yaala Suuqa Bakaaraha. Guddoomiye kuxigeenka dhinaca Siyaasada iyo Amniga Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye oo wariyeyaasha kula hadlayay Suuqa Bakaaraha oo maanta ciidamada ammaanka howl gallo ka sameeyeen ayaa sheegay in gebi ahaanba la mamnuucay […]
Continue Reading