Akhriso:Maamulka Galmudug oo warsaxaafadeed kasoo saaray duqeyntii kadhacday Duleedka Galkacyo
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta warsaxaafadeed ka soosaartay weerkii shalay ciidamada cirka mareeykanka ay ku weerareen saldhig ciidamada daraawiishta Galmudug ay ku lahaayeen bariga magaalada Galkacyo weerarkaas oo ay ku dhinteen 13 askari , 7 kalana ay ku dhaawacmeen iya doona hal askari aan wali lahayn nololo iyo gaari iyo burbur ku yimid gadiidka ciidanka […]
Continue Reading