Galmudug: Shaxda Qeybsiga Xubnaha Aqalka Sare

Waxaa todobaadkan ka socday magaalada Cadaado qeybsiga xubnaha aqalka sare federaalka u matalaya dowlad goboleedka Galmudug, waxaana loo tartamayaa 8 xubnood oo Galmudug kusoo aaday, ugu yaraan halkii xubin waxaa u sharaxan laba musharax. Odayaasha iyo waxgaradka beelaha ayaa ku qulqulayey madaxtooyada Galmudug, waxaana jiray is riix riix siyaasadeed, 11 beelood ee Galmudug ayaa beelaha […]

Continue Reading

Daawo Sawirada dadka soo galootiga ah oo ku dhibaateysan xeebaha Talyaaniga iyo Libya

Inkabadan toban kun oo qaxooti ah ayaa laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Libya iyo Talyaaniga howgalo socday muddo 48 saacadood ah. Ugu yaraan 142,000 oo qaxooti ah ayaa gaaray xeeaha Talyaaniga tan iyo bilowgii sanadkan waxaana dhintey 3,100 oo ruux. Qaxootigan ayaa badankood waxa ay ka soo jeedaan wadamada Somaliya, Nigeria, Eritrea, Guiniea,Gambia,Sudan iyo Ivory […]

Continue Reading

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo sheegay iney diyaariyeen wakiilada aqalka sare u matalaya

Madaxweynaha maamulka koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shaaciyay iney diyaariyeen wakiilada maamulkaasi u matalaya aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Shariif Xasan Sheekh , ayaa sheegay in maamulkiisa uu dadaal badan ku bixiyay sidii loo diyaarin lahaa xubnaha aqalka sare u matalaya, wuxuuna sheegay in dadaal badan kadib la diyaariyay xubnahaasi. Shariif Xasan, ayaa […]

Continue Reading

C/kariim Guuleed oo safar deg deg ah ugu ambabaxay Muqdisho(Warbixin+Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug muadane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta u kicitimay Magaalada Muqdisho Caasimada dalka . Madaxweynaha ayaa garoonka waxaa ku siisagootiyay madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xashi Cabdi qaar kamid ah Golaha wasiirada. Safarka maanta madaxweynuhu kugarayo xamar ayaa waxaa ku wehliyaya wasiirka Amniga gudaha Cismaan ciiae taar, wasiirka Madaxtooyada Galmudug Xuseen iidow ,Gudoomiye […]

Continue Reading

Sawirro: Alshabaab oo 6 Ruux ku dilay xalay Magaalada Mandheera

ilaa 6 qof ayaa ku geeriyooday  weerar Alshabaab xalay ku qaadeen mid kamid ah xaafadaha magaalada Mandhera ee dalka Kenya, Saraakiisha Booliiska Mandhera ayaa sheegay in ay soo badbaadiyeen dad gaaraya 27 qof, iyadoo laga yaabo khasaaraha in uu intaasi ka bato. Xaaladda guud ee magaalada Mandhera waa mid aad u kacsan, waxaana lasoo sheegayaa in […]

Continue Reading

Waa sidee saaka xaalada magaalada Godinlabe?

Sidaas la socotaan waxaa tan iyo shalay xiisad ka taagneyd duleedka koofureed ee magaalada Godinlabe oo aheyd bar ay canshuurta ku qaadaan maamulka Galmudug. Kadib dagaal dhacay shalay duhurkii, waxaa xalay odayaal iyo waxgarad kale isku dayeen inay qaboojiyaan xiisada, iyagoo ku guuleystay in ciidankii Nabad sugidda dib u soo raraan, balse waxa ay ku […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey Xaalada Godinlabe

Waxaa caawa dagan jawiga magaalada Godinlabe oo 28 km koofur uga beegan degmada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee Maamulka Galmudug. Duhurkii maanta ayaa dagaal muddo socday ku dhexmaray duleedka Godinlabe Ciidamada NISA iyo ciidan jodgooyo dhigtay, waxaana dagaalka ka dhashay khasaaraha 3 ruux oo dhaawac ah oo labada ciidan ah. Magaalada Guriceel ayaa waxaa […]

Continue Reading

Ilkay Gundogan: "Manchester United Waa Ixtiraama Laawa Yaal"

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester City Ilkay Gundogan ayaa ku tilmaamay Manchester United ku ixtiraama laawa yaal ah ka dib hab dhaqankii ay u muujiyeen Schweinsteiger  . Schweinsteiger ayaa Bayern Munich kaga biiray Man United xagaagii 2015 isagoo saftay 31 kulan intii lagu jiray xilli ciyaareedkiisii ugu horeysay ee kubada cagta Ingariiska . 32-sano jirkaan  ayaa […]

Continue Reading

(Daawo) Cadaado: Mushaar loo qeybiyey Ciidanka Xoogga Dalka Qeybta 21-aad

Waxaa maalmahaan ka socday Xarunta kafaalo ee Magaalada Cadaado mushaar bixinta ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan qeybta 21-aad oo ka howlgasha gobolada dhexe, Mushaarkan ayaa waxaa ciidanka ugu deeqday dowlada imaaraatka carab, waxaana howshan fulisay shirkad Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Gorgor. Ciidamadan ayaa loo qeybiyey mushaarka 5 bilood ah, Abaanduulaha Qeyba 21-aad G/Sare Cabdullaahi Aadan […]

Continue Reading

Dagaal goor dhow ka bilowday duleedka Godinlabe

Waxaa goordhow dagaal xoogani ka qarxay duleedka koofureed ee Magaalada Godinlabe, waxaana dagaalkan u dhaxeeyaa ciidamo saaka jidgooyo dhigtay inta u dhaxeysa Godinlabe iyo mareergur iyo ciidanka Nabad suggidda Galmudug. Dagaalkan ayaa la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan, waxaana uu saameeyn ku yeeshay Magaalada Godinlabe, waxaa gabi ahaanba irdaha loo laabay ganacsiga iyo goobaha […]

Continue Reading