Sawirro: Ururka u dooda xaquuqda haweenka oo warqad furan u diray Madaxda dawlad goboleedyada

Ururka u dooda xaquuqda haweenka ee SGEM (KSJS) ayaa warqad furan u diray dawlad goboleedyada Soomaaliya. Warqadaa ayaa ku socotay Mudane C/Weli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubaland,  Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan,Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane C/Kariim Guuleed, Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Galmudug […]

Continue Reading

Ciidamo jidgooyo dhigtay duleedka Godinlabe

Ciidamo gadoodsan ayaa saaka jidgooyo dhigtay duleed magaalada Godinlabe, ciidamadan u abaabulan hab beeleed ayaa wata ilaa 5 gaari oo tikniko ah, waxa ayna qaar kamid ah ciidankaan horey u waardiyeynayeen madaxtooyada Galmudug magaalada Cadaado, iyagoo todobaad ka hor isaga baxay madaxtooyada. Ciidamadan ayaa waxaa horboodaya C/qaadir Afweyne, waxaana ilo xog-ogaal ah inoo xaqiijiyeen in […]

Continue Reading

Murashax madaxweyne C/raxmaan C/Shakuur oo soo gaaray Cadaado (Sawirro)

Musharax madaxweynaha Soomaaliya 2016 mudane C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta soo gaaray Magaalada Cadaado fadhiga dowlad goboleedka Galmudug. Madax iyo taageerayaal ayaa murashaxa ku soo dhaweeyey duleedka magaalada, waxaana loo soo galbiyey madaxtooyada Galmudug halkaas oo ay ku qaabileen madaxweyne ku xigeenka Galmudug mudane Maxamed Xaashi iyo gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug mudane Cali Gacal. Murashaxa iyo […]

Continue Reading

Magaca iyo Calanka Maamulka Cusub ee Hiiraan iyo Sh.Dhexe

Ergada ka qeyb galeysa shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa isku raacay magaca uu yeelanayo maamulkan in uu noqdo HirShabeelle oo ah magac labada gobol u taagan. Sidoo kale waxaa Ergada meel mariyeen calanka uu yeelanayo maamulka oo midibkiisu yahay qeyb calanka buluuga ee dhexda xidigta ku leh, doog cagaaran oo wehliya geed […]

Continue Reading

DAAWO SAWIRADA: Gaari ku Qarxay xaafada Seybiyaano ee magaalada muqdisho

Waxaa faahin dheeraad ah ay ka soo baxayaan Gaari ku Qarxay xaafada Seybiyaano ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Gaarigan ayaa la sheegay in uu watay Qof shacab ah, kaas oo yaallay goob Goomiiste ah, waxaana ku dhaawacantay ilaa iyo 4 Qof oo shacab ah. Qaraxan ayaa la sheegay in si weyn looga maqlay Agagaarka […]

Continue Reading

Hector Bellerin Oo Iska Diiday Heshiis cusub Oo Arsenal Ah Si Uu Ugu Dhaqaaqo Manchester City

Hector Bellerin ayaa lagu soo waramayaa in uu  diiday heshiis cusub ay u soo bandhigtay Arsenal si uu ugu biiro Manchester City xagaaga soo socda. Warar soo baxay isbuucaan  kooxda Gunners ayaa qorsheyneysa inay daafaca midig u bandhigaan heshiis cusub oo shan sanno ah sida ay u ceshato ciyaaryahanka reer Spain. 21-sano jirkaan ayaa kaga soo […]

Continue Reading

Ander Herrera Oo Markii Ugu Horeysay Looga Yeeray Spain

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Ander Herrera ayaa markii ugu horeysay looga yeeray xulka qarankiisa Spain. 27-sano jirka ah ayaa soo jiitay  marxaladaha hore ee xilli ciyaareedkan tababare Jose Mourinho,waxaana qabatay isha Tababaraha Spain xulka . Herrera ayaa noqonaya ciyaaryahankii 17-Manchester United ee looga yeero  xulkiisa bishaan, halka noqday ciyaaryahankii shanaad  oo Premier League […]

Continue Reading

Galmudug: Wargelin ku socota Musharixiinta u tartamaya Aqalka Sare

Warqad ka soo baxday xafiiska Madaxtooyada Galmudug ayaa lagu wergaliyey Musharixiinta u tartamaya Aqalka Sare in ay soo gudbiyaan araajidooda 4 ilaa 5 bishan Oktoobar 2016. Shuruudda laga rabo ruuxa u tartamaya Aqalka sare ayaa waxaa ka mid ah : inuu soo gudbiyo codsigiisa musharaxnimo iyo taariikh nololeedkiisa. in uu biyo lacagta diiwan galinta : […]

Continue Reading

Daawo: Dhagax dhigga Dhismooyin cusub oo lagu kordhinayo Madaxtooyada Galmudug

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Maxamed Xaashi ayaa maanta dhagax dhigay dhismooyin cusub oo lagu balaarinayo Madaxtooyada Galmudug, dhismooyinkan ayaa ka kooban 7 xafiis, 2 hool shirarka, iyo maqaayad. Dhulka laga dhisayo dhismooyinkan ayaa ka kooban 27.8 m X 15.2 m, waxaana dhaqaalaha ku baxaya bixinayasa hay’ada UNDP, waana mashruuc loogu tala galay hirgalinta dowladnimada. […]

Continue Reading

Jowhar oo laga dhigay Caasimadda Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Ergada ka qeyb galaysa shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo cod u qaaday goor dhow halka ay noqoneyso xarunta maamul goboleedka labada gobol  ayaa u codeeyay in magaalo madaxda ay noqoto Jowhar. Saddexdii maalmood ee ugu dambeysay ayaa ergo ka socota beelaha labada gobol Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa waxaa ay ka doodayeen dastuurka maamul goboleedka […]

Continue Reading