Wasiir Odowaa oo ku guuleystay dhammeystirka Federaaleynta Soomaaliya
Maamulka HirShabelle ayaa ugu dambeyn la soo dhameystiray, kaasoo in ka badan 9 bilood loo fadhiyey Magaalada Jowhar oo iminka u soo banbaxday in ay noqoto caasimada maamulkaas oo dhisaddiisa intuu uu socday ay soo wajaheen caqabado iyo jahwareer oo ay marar badan shirka ay ka baxeen odoyada qabaa’ilada dega labada gobol. Wasaarada Arrimaha Gudaha […]
Continue Reading